Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Francisco Madeira Oo Baraawe Ka Sheegay In Magaalooyin Ka Tirsan Somalia Ay Ciidamada AMISOM Isaga Bixi Doonaan.
  • Allposts
  • Warar

Francisco Madeira Oo Baraawe Ka Sheegay In Magaalooyin Ka Tirsan Somalia Ay Ciidamada AMISOM Isaga Bixi Doonaan.

November 18, 2017

Wafdi heer sare ah oo ka socday  Gaalada caalamka iyo saraakiisha ugu sarraysa taliska ciidamada Kufaarta Afrikaanta ayaa booqasho ku tagay magaalada Xeebta ku teedsan ee Baraawe.

Francisco Madeira oo ah wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa kulan ka dhacay saldhigga AMISOM ee deegaanka Amabareeso duleedka Baraawe ka sheegay in socdaalkan uu qeyb ka yahay qorshe ladoonayo in lagu qiimeeyo magaalooyinka ay isaga bixi doonaan ciidamada AMISOM.

“Qorshan wuxuu qeyb ka yahay dadaallo qiimeyn ah oo ladoonayo in Ciidamada AMISOM ay uga baxaan magaalooyin waaweyn oo dhaca Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxayna amniga dalka ku wareejin doonaan ciidanka Qaranka dowladda Soomaaliya” sidaas waxaa yiri Francisco Mederia.

Michael Keating oo ah Madaxa  Howlgalka Q.Midoobe ee Soomaaliya oo isna Baraawe tagay ayaa sheegay in ay qiimeeyeen xaaladda dhabta ah ee magaaladan kajirta.

R/wasaare Xasan Cali Kheyre,saraakiil Caddaan ah iyo Shariif Sakiin ayaa sidoo kale kalimado ka jeediyay booqashadii saldhigga Ambareeso.

Taliye ku xigeenka ciidamada AMISOM oo mas’uuliyiinta kusoo dhoweeyay socdaalka qiimeynta ah ee Baraawe ayaa ciidamada Uganda ee Sh/Hoose ka howlgala ku tilmaamay kuwa la kulmaya khataro uga imaanaya ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.

Dad badan ayaa aaminsan in ciidamada shisheeye ay waqti aan dheereyn ka bixi doonaan laba magaalo oo katirsan Sh/Hoose islamarkaana socdaalka mas’uuliyiintan uu yahay mid ay qiil ugu yeelayaan dib ugurashadooda si aysan unoqon Kedis lama filaan ah.

Ciidamada Uganda ee Baraawe ku sugan ayaa marwalba dhimasho/dhaawac iyo Burbur gaadiid u hura sidii ay saad ugu gudubsan lahaayeen laamiga dheer ee xiriiriya Muqdisho iyo Kismaayo.

Haba yaraatee majiro wax hadaf ah oo ciidamada Qoryooley iyo  Baraawe ku sugan ay xaqiijiyeen oo aan ka aheyn difaacashada saldhigyadooda taas ayaana keentay in laga fikiro sii joogista magaalooyinkaas.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidamo Ka Tirsan Mareykanka Oo Lagu Dilay Bariga Afghanistan.
Next: Qaraxyo Ka Dhacay Xarumo Ciidan Oo Muqdisho Ku Yaala.

Related Stories

Weeraro Lagu Beegsaday Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay J/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Lagu Beegsaday Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay J/hoose.

August 26, 2026
3 Sano Kadib Weerarkii Cowsweyne, Maxaan Ka Ognahay Guuldarrada Nafsaaniga Ee Ciidanka Gurguurte Kasoo Gaartay Macrakadaasi (Warbixin).
  • Allposts
  • Warar

3 Sano Kadib Weerarkii Cowsweyne, Maxaan Ka Ognahay Guuldarrada Nafsaaniga Ee Ciidanka Gurguurte Kasoo Gaartay Macrakadaasi (Warbixin).

August 26, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-03-1448-Hijri

August 26, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada