Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ganacsato Soomaaliyeed Oo Hantidoodii Boob Iyo Burburin Loogu Geystay Koonfur Afrika.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Soomaaliyeed Oo Hantidoodii Boob Iyo Burburin Loogu Geystay Koonfur Afrika.

April 1, 2026

Wararka ka imanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya khasaare baaxad leh oo ganacsato Soomaaliyeed kasoo gaaray dibad-baxyo rabshado wata oo ka dhacay waddankaasi.

Mudaharaadkan oo looga soo hor-jeeday nin Nayjeeriyaan ah oo boqornimo iskaga caleemo-saaray Koonfur Afrika ayaa ka dhacay bartamaha magaalada East London ee gobolka Eastern (Iistan Keyp).

Sida ay xogtu tibaaxayso, hanti fara badan ayaa halkaasi ku basbeeshay, kadib markii dab la qabadsiiyey meherado ganacsi iyo weliba gaadiid ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed.

Intii ay bannaan-baxyadani socdeen waxa kale oo lasoo wariyey in qaar ka mida dibad-baxayaashu ay si toos ah u boobbeen hantidii taallay meheradaha, isla markaana ay dhaawaceen laba qof oo Soomaali ah.

Waxa kale oo wararku sheegayaan in waxyeello xooggan ay soo gaartay mid ka mida masaajidda ku yaalla magaaladii uu mudaharaadkani ka bilowday ee East London.

Dadkan reer Koonfur Afrika ee mudaharaadayay ayaa la sheegay in qaarkood gawaarida basaska looga soo daad-gureeyey magaalooyin kale oo ku yaalla waddankaasi.

Dhibaatadan ayaa qayb ka noqonaysa xad-gudubyada joogtada ah ee isugu jira dilka, dhaca iyo boobka sida joogtada ah loogu geysto ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool waddanka Koonfur Afrika.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-10-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Shawaal-1447-Hijri

Related Stories

Sarkaal Ka Tirsan Kooxda Gurguurte Oo Lagu Eedeeyay Boobka Suuqa Hilibka Bakaaraha.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Ka Tirsan Kooxda Gurguurte Oo Lagu Eedeeyay Boobka Suuqa Hilibka Bakaaraha.

July 9, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Sheekh Cabduwali Muudeey Iyo Cudurada Ruuxiga.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Sheekh Cabduwali Muudeey Iyo Cudurada Ruuxiga.

July 9, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-01-1448-Hijri.

July 9, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada