Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Gurguurte Oo Dekadda Muqdisho Kusoo Dhaweeyay Markab Dagaal Oo Turkigu Leeyahay.
  • Allposts
  • Warar

Gurguurte Oo Dekadda Muqdisho Kusoo Dhaweeyay Markab Dagaal Oo Turkigu Leeyahay.

April 23, 2024

Dekadda magaalada Muqdisho waxaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacday xaflad ay soo qaban qaabisay dowladda Riddada ah ee Turkiga, taasi oo ay ugu dabaal-degaysay in loo gacan galiyay maamulka badda Soomaaliya, ka gadaal heshiiskii xaaraanta ahaa ee ay dowladdaasi la gashay dowladda Riddada ee uu hoggaamiyo Xasan Gurguurte.

Halka xafladdu ka dhacaysay oo ah dekadda magaalada Muqdisho oo qudheedu gacanta ku hayso dowladda Turkiga waxaa maanta kusoo xirtay markab dagaal oo ay leedahay xukuumadda Ankara, kaas oo qayb ka ah dhaqan gelinta heshiis burcadnimo ah oo kooxda Riddada Soomaaliya ay la gashay dowladda Riddada ah ee Turkiga, si ay uga xaraashato khayraadka umadda Soomaaliyeed.

Murtad Xasan Sheekh Maxamuud oo ah madaxa kooxda Riddada Soomaaliya ayaa si diirran dekadda Muqdisho ugu soo dhaweeyay markabkaasi dagaal iyo saraakiisha ciidan ee ka socotay Turkiga, saraakiil ka tirsan ciidanka Turkiga, gaar ahaan kuwa badda ayaa hadallo ka jeediyay xafladdaas, halka dowladda Riddadana ay u hadleen murtad Xassan Gurguurte oo ah madaxa kooxda Ridada iyo wasiirka gaashaandhigga Riddada oo ah ninkii ugu horreeyay ee heshiis beenaadka qalinka ku duugay.

Xasan Sheekh ayaa amaan kala duldhacay dowladda Riddada Turkiga, wuxuu sheegay in heshiiska bad-boobka ah uu yahay mid ay dowladdiisu ku heli doonaan in loo dhiso ciidamo bad, balse ma uusan sheegin in heshiiskaas uu yahay mid lagu boobayo khayraadka umada, gacantana loogu geliyay cadow dhagar badan oo qayb ka ah isbahaysiga saliibiga ah ee magaciisa loo soo gaabioyoNato, malaayiin muslimiin ah laga soo billaabo Falastiin ilaa Soomaaliyana ay dhibbane u yihiin gaboodfalladiisa gurracan.

Xasan Gurguurte ayaa ka qayla dhaamiyay intii uu hadalka jeedinayay howlgalkii barakaysnaa ee ay mujaahidiintu ku khaarajiyeen saraakiisha Turkiga ee ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, howlgalkaasi oo ahaa mid qarax ah waxay mujaahidiintu 4-tii Aprill ka fuliyeen halka loo yaqaan Tabeellaha Sheekh Ibraahim ee duleedka magaalada Muqdisho, waxayna ku dileen 2 sarkaal oo Turki ah, halka sidoo kale ay la dhinteen 5 askari oo murtadiin ah oo ilaalo u ahayd saraakiisha Turkida, laba kale oo saraakiil Turki ahna way ku dhaawacmeen, halka gaarigii ay wateen uu goobta ku burburay.

Xafladda maanta ka dhacday dekadda Muqdisho ee lagu dhaqan gelinayay heshiiska burcadnimada ah ee dowladda Turkiga loogu wareejiyay khayraadka umadda Soomaaliyeed ayaa qayb ka ah heshiisyo sharci darro ah oo kooxda Riddada Soomaaliya ay la gashay dowladda Turkiga, waxaana heshiisyadaas ka mid ahaa heshiis kale oo shidaalka Soomaaliya loogu saxiixay dowladdan, kaas oo dhowaan masuul u hadlay uu sheegay inay fulin doonaan sannadka soo socda ee 2025-ka.

Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab iyo umadda Soomaaliyeed ayaa si cad u diiday heshiisyada burcadnimada ah ee kooxda Riddada Soomaaliya ku wareejiyay khayraadka umadda, uguna gacan gelisay dowladdaasi Riddada ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-10-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-10-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-11-1447-Hijri

April 25, 2026
Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Gudaha U Galay Bomako+Maraykanka Iyo Midowga Africa Oo Ka Hadlay.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Gudaha U Galay Bomako+Maraykanka Iyo Midowga Africa Oo Ka Hadlay.

April 25, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-11-1447 Hijri.

April 25, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada