Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Hay’ado Iyo Dowlado Dhaqaale Ku Taageeri Jiray Kooxda Gurguurte Oo Ku Dhawaaqay Inay Hakinayaan Qarshaadkii Ay Bixin Jireen.
  • Allposts
  • Warar

Hay’ado Iyo Dowlado Dhaqaale Ku Taageeri Jiray Kooxda Gurguurte Oo Ku Dhawaaqay Inay Hakinayaan Qarshaadkii Ay Bixin Jireen.

May 10, 2026

Xilli uu cirka iskusii shareerayo khilaafka xooggan ee udhaxeeya hoggaanka Kooxda Riddada Soomaaliya iyo kooxaha mucaaradka ayay gaalada caalamka walaac ka muujinaysa mustaqbalkan kooxdan.

Hay’ado katirsan waxa loogu yeero Q.Midoobay ayaa sheegay in ay joojinayaan dhammaan shaqooyinkii ay ka wadeen Soomaaliya marka lagaaro bartamaha bisha soo socota ee Juun.

ilo wareedyo ayaa tibaaxaya in dhowr hay’adood ay ku wargeliyeen kooxda Riddada in ay hakinayaan mashaariicdii ay kawadeen Muqdisho iyo magaalooyinka kale sababa laxiriira hubanti la’aanta siyaasadeed ee ay murtadiintu wajahayaan.

Dowlado shisheeye oo iyana lacago ku kabi jiray wasaaradaha kooxda Riddada ayaa isku diyaarinaya in ay joojiyaan lacagihii ay bixinayeen horraanta bisha soo socota.

Hay’adda loo yaqaan WFP ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku xaqiijisay in ay joojinayso shaqadii ay wadday Soomaaliya bisha soo socota sababa laxiriira iyadoo aan hayn wax qarash ah.

Horraantii sanadkan ayuu Donald Trump amar ku bixiyay in la joojiyo lacagihii ballaayiinta dollar aheyd ee sanad walba lasiin jiray dalal uu kamid yahay Soomaaliya.

Hay’adda loo yaqaan US Aid oo lacago boqolaal milyan ah siin jirtay murtadiinta soomaalida ayaa horay shaqa joojin loogu sameeyay.
Kooxda Riddada Soomaaliya oo miizaaniyadeed maaliyeed ay 71% ku tiirsantahay kaalmaha shisheeye ayay arrintan saameyn xun ku reebi doontaa,

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 23-11-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -23-Dulqicdah-1447-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 09-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 09-01-1448-Hijri.

June 24, 2026
Dab Ka Kacay Guri Uu Leeyahay Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Mucaaradka.
  • Allposts
  • Warar

Dab Ka Kacay Guri Uu Leeyahay Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Mucaaradka.

June 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-01-1448-Hijri

June 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada