Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Hoggaamiyeyaal Ka Tirsan Wax Iska Caabinta Oo Isku Dil Ah Ka Badbaaday Kadib Weerar Ka Dhacay Dooxa.
  • Allposts
  • Warar

Hoggaamiyeyaal Ka Tirsan Wax Iska Caabinta Oo Isku Dil Ah Ka Badbaaday Kadib Weerar Ka Dhacay Dooxa.

September 9, 2025

Diyaaradaha dagaalka ee maamulka Sahaayuuniyada ayaa duqayn culus ku beegsaday saraakiil ka tirsan xooggagga Muqaawamada Falasdiin qeybta siyaasadda oo shir ku lahaa caasimadda Dooxa ee dalka Qadar.

Ilo-wareed ka tirsan muqaawamada oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in wafti ka mid ah hoggaanka xoogagga oo uu hoggaaminayay Khaliil Al-Xayya ay ka badbaadeen isku day dil oo Yahuuddu ay ku khaarajiso saraakiishaasi.

Qaraxyo dhowr ah ayaa maanta gelinkii dambe laga maqlay xaafadda Alkataarah ee bartamaha magaalada Dooxah qaraxyadaas oo ka dhashay bambaanooyin ay tuurayeen diyaaradaha Yahuudda.

Sidoo kale ilo-wareed dhinaca Yahuudda laga soo xigtay ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Sahaayuuniyadu ay 12 gantaal ku rideen goobo cayiman oo ku yaalla magaalada Dooxa oo ay ku sugnaayeen hoggaamiyeyaal ka tirsan muqaawamada Xamaaas.

Telefishanka Yahuudda ee ayaa sheegay in hoggaamiyeyaasha la beegsaday ay ka mid ahaayeen Khaliil Al-Xayya iyo Zaahir Jabaariin, sidoo kale TV-ga kale ee Yahuudda ee Channel-ka 12 aad ayaa sheegay in weerarka uu beegsaday Khaalid Mashcal.

Xogtu waxay tibaaxaysaa in duqeyntani ay dhacday xilli ay saraakiisha kooxdani ku jireen kulan ay kaga doodayeen soo-jeedintii ugu dambaysay ee Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee aheyd in xabbad joojin laga sameeyo Marinka Gaza.

Dhinaca kale kiyaanka Sahyuuniga ah ayaa ku faanay weerarkan dhagarta ah ee uu ku beegsaday saraakiisha siyaasadda xoogagga Muqaawamada ,War uu soo saaray xafiiska R/Wasaaraha Yahuudda Benjamin Netanyahu ayaa lagu sheegay in hawlgalkan ka dhanka ah hoggaamiyeyaasha sare ee muqaawamada Falasdiin uu ahaa mid gebi ahaanba madaxbannaan oo iyagu ay fuliyeen mas’uuliyaddiisana ay si buuxda u qaadanayaan.

Wasiirka maaliyadda Yahuudda ayaa yiri “Gacanta dheer ee Israa’iil waxay gaartay magaalada Dooxa waxayna beegsatay hoggaanka argagaxisada Xamaas,majiri doonto meel ay ku nabad gelaan cadowga Israa’iil”.

Wararka ayaa intaas ku daraya in dhowr qof lagu dilay weerarkan waxaana kamid ah Hammaam Khaliil Alxaya iyo Jihaad Labad oo ahaa madaxa xafiiska hoggaamiyaha muqaawamada ee garabka wadahadallada.

Mas’uul katirsan dowladda Saliibiyadda Mareykanka ayaa sheegay in Sahaayinadu ay kusoo wargeliyeen weerarkan ayna u ogolaadeen in bartamaha Dooxa lagu beegsado saraakiisha kooxaha muqaawamada.

Xukaamta dawaaqiidda carabta ayaa sidii looga bartay lasoo degdeg cammbaaraymo aan afka dhaafsiineyn iyagoo aan awoodin in ay qaadaan wax jawaab celin ah.

Arrinta xusidda mudan ayaa ah in dowladda Qadar ay weerarkii Iiraan bilo ka hor ku qaadday saldhigga Mareykanka ee Alcudeyd u adeegsatay gantaallada difaaca cirka oo sawaariikhda badankood ay dhulka soo dhigay laakin weerarkan cusub ee Yahuudda wax ka hortag ah ma sameyn.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -18-03-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 18-03-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada