Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Hoggaanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Farriin Gacaltooyo U Diray Bulshada Waqooyi Bari Kenyana uJeediyay digniin culus [Dhageyso].
  • Allposts
  • Warar

Hoggaanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Farriin Gacaltooyo U Diray Bulshada Waqooyi Bari Kenyana uJeediyay digniin culus [Dhageyso].

February 26, 2020

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali dheere) oo kalimad jeediyay ayaa la hadlay dadka Soomaaliyeed ee ku nool dhulka Waqooyi Bari ee ay Kenya heysato, isagoo digniin culus u diray xukuumadda Nairobi.

Ugu horreyn wuxuu dadka Waqooyi Bari dareensiiyay xiriirka walaaltinimo ee kala dhaxeeya Mujaahidiinta, xiriirkaas oo ka kooban wada dhalasho, xigto, xigaal iyo walaaltinimada kalimadda Tawxiidka, taasoo keeneysa isku damqasho iyo in jir qura la wada noqdo.

Kalimadda oo la dhageysan karayo muddo 20 daqiiqo ah ayaa wuxuu bulshadaasi ugu bidhaamiyay dhibaatooyinka gumeysi ee ay kenya kala kulmayaan, kana mid yihiin xarigga dhallinyaradooda, boobka iyo gubista suuqyadooda iyo ku tumashada xurumaadkooda guud, xilli halka sidaa lagula dhaqmayo uu yahay dhulkoodii ay Ab-ka-soo gaarka u lahaayeen.

Wuxuu shaaca ka qaaday in Kenya ay geysatay tacaddiyo intaa ka badan kadib markii ay kasoo tallaabsatay xuud beenaadka islamarkaana ay duqeymo wuxuushnimo ah u geysatay maatida, hase ahaateen ay heshay wax ka duwan wixii ay filanaysay oo ah iska caabin adag iyo dharbaaxooyin waaweyn sida:- weerarkii Westgate, kii Jaamacadda Gaarisa, Mpikatoni iyo kuwii lamid ahaa, oo jawaab u ah xasuuqyadii Waagala iyo Gaarisa Gubaay.

“Iyadoo laga duulaayo walaaltinimada Islaamka iyo u nusreynta mustadcafiinta iyo soo celinta dhulalka islaamka ayay walaalihiina Xarakatu-Shabaab Al-Mujaahidiin idiin soo gurmadeen da Mujaahidiinta Al-Shabaab idiin soo gurmadeen si ay dhulkiina idiinku soo celiyaan, gaalada ku xidideysatayna uga xidido siibaan, si aad u xorowdaan, aayihiinana ugu madax -bannaanaataan, wiilashiina Mujaahidiinta garab iyo gaashaan u noqda” ayuu bulshada Wuqooyi Bari ku yiri Sheekh Cali Dheere.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa wuxuu ugu baaqay iney soo dhaweeyaan Mujaahidiinta si loo xaqiijiyo ahdaaf badan, haddii ay taa dhici weysana ay waligood dusha ka saarnaan doonto heeryada gumeysiga.

“Kenya waa tan maanta mar kale u gogol xaaranaysa iney xasuuq kale ka geysato gobolka Waqooyi Bari iyadoo ku andacooneysa kuna eedeeneysa Muslimiinta Waqooyi Bari ku nool iney ka hor tagi waayeen Mujaahidiinta, markii ay Kenya dagaalka ay Wilaayaadka islaamiga ah kusoo qaaday ku hungowday, jab iyo haziimo qaraarna ay kala kulantay, markey aragtay Mujaahidiintii oo xuduud beenaadka intey kasoo tallaabeen gaalada dhagta dhiigga u daraya, guryahoodii iyo gaadiidkoodiina gubaya, dhanka kalana Musliniinta dhiiggooda badbaadinaya, gaaladana ka dhex soocaya waxa kaliya ee lagu kala soocayana ay tahay Tawxiidka ayaa waxay Kenya maciin biday iney ummadda Muslimka ah ee ka badbaaday xasuuqii Gaarisa iyo Waagala, maanta gargaar weydiisato” ayuu yiri Sheekh Cali Dheere!.

Wuxuu ku nuux-nuux-saday in Kenya ay haatan ku jirto xaalad rafasho ah, sidaa darteed wuxuu dadka Muslimiinta ah uga digay iney ka digtoonaadaan, iskana jiraan iney garab u noqdaan. Wuxuu soo bandhigay nusuus badan oo mamnuuceysa in shisheeyaha lagu garab istaago naf, maal iyo af intaba, qofkii sidaa sameeyana uu uga baxayo Diinta Islaamka. Sidoo kale wuxuu uga digay iney ku kadsoomaan Siyaasiyiinta ay Kenya gobolka ku leedahay oo uu ku tilmaamay fulayo, fuliya ujeedooyinka gumeystaha kuwaasoo haba yaraatee aan wax damiir ah lahayn.

Sheekh Cali Dheere ayaa wacad ku maray iney sii wadayaan weerarada ay ku beegsanayaan Kenyaatiga aan Muslimka ahayn, nooc walboo uu ahaado.

Dhan kale wuxuu reer Waqooyi Bari usoo jeediyay iney sameeyaan isku tashi, kana maarmaan shisheeye aanan wax arxan ah u heyn, wuxuuna yiri: “Muslimiinta ku nool gobolka Waqooyi Bari waxaan ugu baaqeynaa iney isku tashadaan, waxaana kalsooni ku qabnaa iney karti iyo aqoon ku filan u leeyihiin oo ay heli karaan macallimiin Muslimiin ah, dhaqaatiir Muslimiin ah iyo aqoonyahanno Muslimiin ah intaba, mana muuqato sabab ay ugu baahan yihiin gaalada Kenyaatiga ah, waayo, waxaa shaqo la’aan ah dhaqaatiirtii, Injineeradii iyo macallimiintii Muslimiinta ahaa ee u dhalatay gobolka Waqooyi bari. Dhallinyaradii jaamacadaha ka baxday ayaa shaqo la’aan ah, marka miyeysan ka mudnayn inaad iyaga fursad siisaan”

Ugu dambeyn wuxuu soo hadal qaaday weerarkii Cagmarinta ahaa ee ay dhawaan dagaal yahanadoodu kusoo af-jareen ciidamadii Dowladda Federaalka ee joogay Ceelsaliini, Kamiinkii ka dhacay Lafoole iyo weerarkii ay isla maalintaasi ku qaadeen degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Kenya ayaa waxay xilligan wajahaysaa culeysyo badan oo ka heysta dhanka Waqooyi Bari, waxaana ugu dambeeyay oo halkaa isaga cararay macallimiinteedii kasoo shaqo tagi jiray Nairobi. Dowladda Kenya ayaa Soomaaliya kusoo duushay sannadkii 2011kii, iyadoo wixii xilligaasi ka dambeeyay wajahaysa weeraro xiriir ah oo uga imanaya Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkan ka degso Kalimadda Sheekh Cali Dheere MP3

Halkan Hoose Ka Dhageyso Kalimadda Sheekh Cali Dheere.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaallo Ka Kala Dhacay Duleedyada Muqdisho Iyo Mahadaay.
Next: Maamulka Aala Sacuud Oo Joojiyay Dadkii Cumrada U Tagi Jiray Dhulka Xarameynka.

Related Stories

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada