Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Howlgal Lagu Xasuuqay Murtazaqada Ruushka Oo Ka Dhacay Maali.
  • Allposts
  • Warar

Howlgal Lagu Xasuuqay Murtazaqada Ruushka Oo Ka Dhacay Maali.

April 25, 2023

Howgalka oo ku billowday camaliyaad Istish-haadi ah oo loo adeegsaday 2 gaari oo miinaysan ayaa lagu beegsaday garoonka diyaaradaha ee Sefari ee waddanka Maali, halkaas oo talis u ah calooshood u shaqaysteyaasha Ruushka iyo ciidamada xukuumadda camiilka ee Maali, waxaana camaliyaadka Istish-haadiga ah ka dib xigay weerar toos ah oo ay fuliyeen rag Inqimaasiyiin ah oo ka tirsan mujaahidiinta u gargaaridda islaamka iyo muslimiinta.

Bayaan kasoo baxay mujaahidiinta Maali ayaa lagu sheegay in howgalkan oo ahaa mid lixaad leh lagu fara saaray murtazaqada Ruushka, 2 gaari oo miinaysan ayaa la xaqiijiyay inay gaareen hadafkooda, kuwaas oo burburiyay qayb ka mid ah garoonka iyo xeryaha ku xeeran, halka wixii camaliyaadkaas Istish-haadiga ka badbaadayna ay u daateen rag Inqimaasiyiin oo gudaha u galay garoonka diyaaradaha, kuwas oo weerar xooggn oo qaatay ku dhawaad labo saacadood oo xiriir ah la galay murtazaqada Ruushka iyo ciidanka Maali.

Mujaahidiinta nusratul islaam waxay xaqiijiyeeyn in howlgalkan Inqimaasiga ah Allaah fadligii lagu dilay tobannaan askar iyo saraakiil isugu jirta oo ka tirsan murtazaqada Ruushka iyo ciidamada Maali, halka lagu burburiyay qalab millatari iyo qolkii saadka ee murtazaqada Ruushka ugu dhex yiillay gudaha garoonka, waxaana sidoo kale burburay qayb ka mid ah garoonka camaliyaadka lagu weeraray.

Mujaahidiinta Maali waxay sheegeen in gaari 3-aad oo miinaysan oo uu waday walaal Istish-haadi oo dhexmarayay dad shacab ah ay duqayn u gaysteen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee cadowga, taas oo keentay in uu khasaaro soo gaaro dadka shacabka ah, Murtazaqada Ruushka ayaana duqayntan u gaystay si ay khasaaraha uga dhigaan mid ay camaliyaddu gaystay, balse mujaahidiinta ayaa xaqiijiyay in gaariga 3-aad ee Istish-haadiga ah ay murtazaqdu ku duqeeyeen meel ka baxsan hadafka, xilli uu dhex marayay dad shacab ah.

Howlgalkan isugu jira Istish-haadiga iyo Inqimaasoga ah waxaa ka qayb qaatay 15 walaal Allaah haka wada aqbalee sida ay xaqiijiyeen mujaahidiinta ka jihaada nusratul islam wal muslimiin, waana howlgalkii ugu waynaa abid ee ay mujaahidiintu ku beegsadaan murtazaqada Ruushka tan iyo markii ay duullaanka saliibiga ah kusoo galeen Maali.

Hoos Ka Akhriso Warka Kasoo Baxay Mujaahidiinta Maali.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-10-1444 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-10-1444 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada