Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Howlgallo Askar Lagu Dilay Oo Isku Xiran Mudug Illaa Laamu {WARBIXIN}.
  • Allposts
  • Warar

Howlgallo Askar Lagu Dilay Oo Isku Xiran Mudug Illaa Laamu {WARBIXIN}.

September 28, 2023

Howlgal gaar ah oo ciidamo ka tirsan mujaahidiinta Al-shabaab ay ka fuliyeen xaafadda Xoosh degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho ayaa lagu dilay murtad lagu magacaabi jiray Cabdi Maxamuud oo ahaa sarkaal ka tirsanaa maleeshiyaadka Riddada, gaar ahaan kuwa millatariga.

Isla Banaadir howlgal kale oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen Warlaliska oo ka mid ah xaafadaha degmada Dayniile ayaa lagu dilay askari murtad ah oo lagu magacaabi jiray Cali, kaas oo ka tirsanaa maleeshiyaadka isugu yeeray Boolis-milataaro.

Dhanka Sh/hoose, waxay mujaahidiintu saacadihii lasooo dhaafay dagaallo culus oo safmareen ah ku qaadeen xeryaha ciidamada kuffaarta Yugaandha ee Airport-ka degmada Baraawe, degmada Jannaale iyo degaanka Buurcolow, iyo saldhigga maleeshiyaadka Riddada ee xaafadaha Mukayga iyo Haanta dheer ee degmada Afgooye.

Isla Sh/hoose waxay mujaahidiintu weerar kammiin ah u dhigeen maleeshiyaad murtadiin ah oo kasoo baxay degmada Qoryooley kuna sii jeeday deegaanka Danow, waxaa weerarkan lagu dilay 4 askari halka lagu dhaawacay mid kale. Waxayna mujaahidiintu soo qaniimeyteen qori iyo boosh, iyagoo gubay 2 mooto.

Deegaanka Waydow ee duleedka Muqdisho waxaa qarax lagula eegtay gaari ay la socdeen maleeshiyaadka murtadiinta, 1 askari ayaa ku dhintay, 3 kalana waa dhaawac, gaarigana qaraxa lala eegtayna goobta ayu uku burburay.

Dhanka Mudug, Qarax ka dhacay duleedka deegaanka Wisil ee wilaayada Mudug waxay mujaahidiintu ku gubeen gaari Cabdibile ah oo ay wateen maleeshiyaadka Riddada, waxaa halkaasi ku dhintay 2 askari oo murtadiin ah.

Dhanka Baay, waxay ciidamada mujaahidiintu maanta dagaal culus ku qaadeen xerada ciidanka saliibiyiinta xabashida Itoobiya ee degmada Bardaale, 2 askari oo Itoobiyaan ah ayaa ku dhaawacantay oo mid dhaawiciisa yahay garaab.

Dhanka Laamu, howlgal qorsheysan oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen inta u dhaxaysa magaalada Hindi iyo deegaanka Maalhooy ee gobalka Laamu, waxay mujaahidiintu ku beegsadeen dad Kiristaan Kenyaati ah oo dhir jaris halkaasi ka waday, ugu yaraan hal  nin oo kirishtaan Kenyaati ah ayaa goobta lagu dilay, waxay sidoo kale mujaahidiintu gubeen matoor iyo makiinadii ay geedaha ku jarayeen saliibiyiinta.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-03-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -13-03-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-03-1448-Hijri

September 9, 2026
Duqaymo Dad Shacab Ah Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Waqooyiga Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Duqaymo Dad Shacab Ah Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Waqooyiga Itoobiya.

September 9, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-03-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-03-1448 Hijri.

September 9, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada