Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Iiraan Oo Dad Pakistaaniyiin Ah Ku Dishay Xadka Gobolka Balochistan.
  • Allposts
  • Warar

Iiraan Oo Dad Pakistaaniyiin Ah Ku Dishay Xadka Gobolka Balochistan.

May 30, 2024

Ciidamo ka tirsan dowladda shiicada IIraan, ayaa lagu eedeeyay inay toogasho ka gaysteen deegaan ku teedsan xuduudda ay wadaagaan Pakistan iyo Iiraan, halkaas oo ay ku dileen dad u dhashay Pakistan.

Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa saraakiil ka tirsan Pakistan ayaa sheegtay in ugu yaraan 4 qof oo Pakistaaniyiin ah la dilay, laba xubnood oo kalena ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen, ka dib markii ciidamada shiicada Iiran ay rasaas ku fureen meel u dhow xadka gobolka Balochistan ee koonfur galbeed waddanka Pakistan.

Cumar Jamaali oo ah sarkaal ka tirsan ciidamada Pakistan, ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u xaqiijiyay, in toogashadu ay ka dhacday mandiqadda Washok ee u dhow xadka ay wadaagaan Pakistan iyo Iiran.

Weerarka Iiraan ay ka gaysatay xuduuda ay la wadaagto Pakistan, ayaa kusoo beegmaya xilli uusan wanaagsanayn xiriirka ka dhaxeeya labadan dal, bishii Jannaayo ee ina dhaaftay ayay ahayd markii gantaallo ay is dhaafsadeen labadan dowladood, goobaha inta badan ay ka dhacaan isku dhacyada hubeysan ayaa ah deegaannada ay leeyihiin dadka suniyiinta ah ee kasoo jeeda labadaasi dal.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -22-11-1445-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-11-1445 Hijri.

Related Stories

Khasaaraha Weerarkii Duleedka Buulo-mareer Oo Kordhay Iyo Saraakiil Lagu Qarxiyay Bardaale.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Duleedka Buulo-mareer Oo Kordhay Iyo Saraakiil Lagu Qarxiyay Bardaale.

June 15, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 29-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 29-12-1447-Hijri.

June 15, 2026
Maamullada Axmed Madoobe Iyo Qoorqoor Oo Eedayn Kulul U Jeediyay Kooxda Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Maamullada Axmed Madoobe Iyo Qoorqoor Oo Eedayn Kulul U Jeediyay Kooxda Gurguurte.

June 15, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada