Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Iiraan Oo Gantaallo Ku Garaacday Tal’abiib Iyo Tehran Oo Duqaymo Cusub Lagu Beegsaday.
  • Allposts
  • Warar

Iiraan Oo Gantaallo Ku Garaacday Tal’abiib Iyo Tehran Oo Duqaymo Cusub Lagu Beegsaday.

June 14, 2025

Kaddib weeraro ballaaran oo ciidamada maamulka Yahuuddu ka billaabeen gudaha waddanka Iiraan laguna laayay saraakiishii ugu sarreysay ee ciidanka shiicada, ayay jawaabtii ugu horraysay bixisay xukuumadda Tehran, taasi oo beegsatay deegaannada xoogga lagu dajiyay dadka Yahuudda.

Indhaha caalamka oo kusii jeeday Iiraan ayaa mar qura u weecday Tal’abiib iyo magaalooyinka kale ee Yahuuddu xoogga ku haystaan, waxaana baraha bulshada qabsaday sawirro iyo muuqaallo ka imaanaya bartamaha Tal’abiib, oo muujinayay burburka ballaaran ee ka dhashay duqaymaha Iiraan.

Ciidanka cirka ee dowladda shiicada Iiraan ayaa duqaymo dhanka cirka ah oo ay u adeegsanayaan gantaallo culus xalay ka billaabay deegaannada xoogga lagu dajiyay dadka sahaayinada, oo ay ugu horrayso magaalada Tal’abiib.

Sawaariikhda Iiraan ayaa beegsaday Tal’abiib, waxayna ku hoobteen guryo la degganyahay iyo goobo la dhigto gaadiidka, waxayna taasi dhalisay burbur aad u baaxad wayn oo gaaray sahaayinada, waxayna gantaalladu is haysteen magaalooyinka kala duwan ee Yahuudda xoogga lagu dajiyay.

Tirakoobyo soo baxaya ayaa xaqiijinaya in khasaaraha ugu xooggan ee soo gaaray Yahuudda uu yahay dhanka maaliyadda, waxaana dhimashada lagu sheegay 3 xubnood oo sahaayino ah oo mid ka mid ah lag dilay gantaal ku dhacay bartamaha deegaannada Yahuuddu xoogga ku haystaan.

Dhaawacyada ayaa aad u badan, muuqaallo la baahiyay ayaana muujinayay dadka sahaayinada ee dhaawacmay oo gaadiidka gurmadka deg degga ah u daabulayaan xarumaha caafimaad ee dhulka hoostiisa ka dhisan.

Iiraan waxay sheegtay inay soo diri doonto dufacaad cusub oo sawaariikh ah, beegsanna doonto saldhigyada ciidan, difaaca hawada maamulka Yahuudda ayaa ku guuldarreystay in uu qabto gantaallada Iiraan.

Dhanka kale, Waxay ciidanka Yahuuddu aroornimadii hore ee saaka mowjado cusub oo weeraro ah ku qaadeen gudaha Iran, warbaahinta Yahuuddu waxay sheegtay in la beegsaday oo uu dab ka kacay garoonka Mahrabad ee kuyaal caasimadda Tehran, garoonkan waxaa ku dhacay labo gantaal ay ku dhaceen garoonka.

Warbaahinta Iiraan waxay sheegtay inay hawl galisay nidaamkeeda difaaca hawada, wariyeyaal ku sugan Iiran ayaa soo sheegay in qaraxyo laga maqlay meelo kala duwan oo caasimadda ah, maamulka duulista hawada ee Iran ayaa dhankiisa ku dhawaaqay in la xirayo hawada Iiraan ilaa 2-da duhurnimo wakhtiga maxalliga ah ee dalkaasi.

Iiraan ayaa weerarada maamulka Yahuudda ku waysay hoggaankeedii ugu sarreeyay ee dhanka ciidanka, waxaana laga burburiyay xarumo muhiim ah, falanqeeyayaashu waxay sheegeen in weerarka uu qaadan doono maalmo kale oo dheeraad ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ku Dhawaad 10 Askari Oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Duleedka Moqokori.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 18-12-1446-Hijri.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada