Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Imaaraadka Oo Wefti Deg-dega Usoo Diray Muqdisho Kadib Kulankii Gurguurte Iyo Masuulka Reer Sudan.
  • Allposts
  • Warar

Imaaraadka Oo Wefti Deg-dega Usoo Diray Muqdisho Kadib Kulankii Gurguurte Iyo Masuulka Reer Sudan.

August 28, 2025

Agaasimaha sirdoonka riddada ee dalka Suudaan Janaraal Axmed Ibraahim Cali Mufaddal, oo talaadadii lasoo dhaafay safar ku yimid magaalada Muqdisho ayaa kulamo fool-ka-fool ah la yeeshay madaxa kooxda riddada Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, agaasimaha jawaasiista Nisa Mahad Maxamed Salaad iyo weliba xubno kale.

Inkastoo Villa Soomaaliya, ay sheegtay in sarkaalkani uu u yimid fariin ku saabsan xiriirka labada dhinac oo uu ka siday hoggaamiyaha ciidamada Suudaan, Janaraal Cabdifataax Al-Burhaan, haddana booqashadu waxay timid toddobaadyo ka dib markii maamulka Kharduum uu maamulka riddada Puntland ku eedeeyey inay si dadban uga qayb-qaateen hubeynta maleeshiyaadka calooshood-u-shaqaystayaasha Dacmu Sariic ee gacan-saarka la leh dowladda riddada ee Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

Dowladda millateriga ah ee Riddada Suudaan ayaa sheegtay in dekedda iyo garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ay isticmaalaan calooshood u shaqeystayaal Kolombiyaan ah oo uu soo kirtaystay maamulka Abu Dubay, isla markaana laga soo dejiyo hub laga soo raro Imaaraadka Carabta, kuwaas oo dhammaantood loo daabulo dhinaca waddanka Suudaan, tallaabadaas oo millateriga Suudaan cabasho ka ahaayeen una gudbiyeen Murtad Xasan Sheekh Maxamuud.

Sida ay wararku sheegayaan Imaaraadka Carabta ayaa arrintan si weyn uga carooday waxaanu wefti deg-deg ah oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda murtadka lagu magacaabo Shakhbuud Ibnu Nahyaan, ay usoo dirtay magaalada Muqdisho, kaas oo galabnimadii shalay kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Adan Cadde.

Kulan saacado qaatay oo weftigan Imaaraatiga ah iyo Xasan Sheekh ku yeesheen Villa Somaliya ayaa la sheegay in lagu gorfeeyey xiriirka iskaashi ee labada riddo, balse ilo-wareedyo aanu helnay ayaa tibaaxaya in wada-xaajoodkaasi uu daarranaa arrinta Suudaan oo Imaaraadku uu si toos ah ugu lug leeyahay, isagoo taageero buuxda siiya kooxda fallaagada ah ee Dacmu-Sariic.

Murtad Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn ugu haftay siyaasadaha is-diiddan ee uu dhex-muquurtay, waxaanay arrimahani kusoo aadayaan xilli uu sidoo kale loollanka biyaha webiga Niil ee ka dhaxeeyey dowladaha Masar iyo Itoobiya uu u soo raray gudaha dalka Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Andalus Podcast: Waa Maxay Sirta Guusha Muslimiinta? (Sheikh Maxamed Bishaar).
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-03-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-04-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-04-1448-Hijri

September 14, 2026
Inka Badan 2,000 Qof Oo Ka Qaxay Dagaallada Yemen Oo Gaaray Jabuuti.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 2,000 Qof Oo Ka Qaxay Dagaallada Yemen Oo Gaaray Jabuuti.

September 14, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-04-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-04-1448 Hijri.

September 14, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada