Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Imaarada Islaamiga Ah Iyo Maraykanka Oo Lagu Wado Inay Maxaabiis Isdhaafsadaan.
  • Allposts
  • Warar

Imaarada Islaamiga Ah Iyo Maraykanka Oo Lagu Wado Inay Maxaabiis Isdhaafsadaan.

January 8, 2025

Dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka ee uu madaxweynaha u yahay Joe Biden ayaa wadaxaajood kula jirta Imaarada islaamiga ah ee Afghanistan, si la iskugu badasho muwaadiniin Ameerikaan ah oo ku jira gacanta Imaarada iyo maxbuus caan ah oo lagu hayo xabsiga sumcad xumada ku caan baxay ee Guantanamo Bay, kaas oo lagu eedeeyay inuu xiriir dhaw la lahaa amiirkii hore ee Tandiimu Qaacidatil Jihaad, Sheikh Osama bin Laadin, sida lagu qoray joornaalka Wall Street Journal.

Maamulka Biden ayaa raadinaya in lasoo siidaayo saddex kamid ah muwaadiniintooda oo kala ah Raayan korbet, Joorje Galeesmaan, iyo Maxamuud xabiibi oo la sheegay in lagu xiray dalka afghanistan sanadkii 2022 – iyada oo lagu beddelayo Muhammad Raxiim al-Afghani, sida uu ku warramay Wall Street Journal.

Warbaahinta reuters ayaa sheegtay in Ilo xog ogaal ah oo arrintan xiriir la leh ay u xaqiijiyeen in maamulka Biden uu wadahadallo la lahaa Imaarada Islaamiga ah ee Afgaanistaan tan iyo ugu yaraan bishii Luulyo ee la soo dhaafay, isagoo soo bandhigay qorshe lagu beddelayo Raayan korbet, Joorje Galeesmaan, iyo Maxamuud Xabiibi si loo sii daayo Rahim.

Wakiillada Aqalka Cad iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaan wali ka jawaabin codsiyada ku sabsan inay ka warbixiyaan xogaha ay baahisay reuters.. Sidoo kale, wakiillada imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan ayaan weli ka jawaabin codsi ay u dirtay wakaalada reuters.

Sadexda maxaabiis ee sida la sheegayo ku xiran dalka afghanistan ayaa la sheegaya in lagu qabtay laba dhacdo oo kala gaar ahaa oo kala dhacay bishii Agoosto 2022, sanad kadib markii imaarada islaamiga ah Taliban ay qabsadeen Kabul iyagoo qaarkood la sheegay in dalkaas ay u joogeen dalxiis ahaan.

Muhammad Raxiim al-Afghani ayaa isagana la xiray sanadkii 2007, waxaana lagu qabtay dalka Pakistan oo uu ku sugnaa xilligaas. Kadib xarigiisa, waxaa loo gudbiyay xabsiga Guantanamo Bay ee Kuuba bishii Agoosto 2008, halkaas oo ilaa hadda lagu hayo isagoo aan maxkamad la soo taagin.

Waxaa lagu eedeeyay inuu xiriir dhow la lahaa amiirkii hore ee Al-qaacida sheikh Osama bin Laden Allaah haka aqbalo shahaadadiisa, iyo inuu kaalin ka qaatay hawlgallada mujaahidiinta al-Qaacida ay ka fuliyeen dalka Maraykanaka 2001kii, laakiin waxaa xusid mudan in aysan jirin wax dacwad rasmi ah oo lagu soo oogay.

Afhayeen u hadlay waxa loogu yeero Golaha Amniga Qaranka dalka maraykanka ayaa sheegay in aysan xaqiijin karin warbixinada ku saabsan maxabiis is waydaarsigaan, balse wuxuu intaas ku daray in maamulka biden uu “ka shaqeynayo saacad walba” sidii loo sii deyn lahaa saddexda muwaadin ee Mareykanka ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -08-07-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-07-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-02-1448 Hijri.

July 28, 2026
Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baay, Hiiraan Iyo Mandheera.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baay, Hiiraan Iyo Mandheera.

July 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Safar-1448-Hijri.

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada