Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan 40 Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Caasimadda Suudaan ee Khartum.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 40 Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Caasimadda Suudaan ee Khartum.

April 3, 2025

Ugu yaraan 42 askari oo Itoobiyaan ah ayaa dhegta dhiigga loo daray maalmo uun kadib markii ciidamada Suudaan ee uu hoggaamiyo Janaraal C/Fataax Al-Burhaan ay kooxda murtazaqada ah ee RSF dib ugala wareegeen caasimadda dalka Suudaan ee Kharduum.

Askartan Itoobiyaanka ah ayaa lagu laayay dhowr goobood oo ku yaalla gudaha magaallada Kharduum, sida ay tebisay warbaahinta maxalliga ah ee Itoobiya. Inkastoo wax war ah oo dhacdadan ku saabsan aanu kasoo bixin dhinaca taliska ciidanka Suudaan.

Waxaa jiray warar sheegaya in ay jiraan calooshood-u-shaqaystayaal Itoobiyaan ah oo la safnaa kooxda Dacmu Sariic ee uu taageero maamulka riddada ee isu-tagga Imaaraadka. Sida ay baahiyeen qaybo ka mida warbaahinta gudaha ee dalka Sudan. walow warkaasi uu beeniyey maamulka Addis Ababa.

Sidoo kale warar ayaa sheegaya in sidoo kale ay jiraan murtazaqo kale oo ka tirsan kooxda TPLF oo iyaguna la safan kana barbar dagaallanta ciidanka Suudaan ee C/Fataax Al-Burhaan. Kuwaasoo lagu eedaynayo inay wadaan abaabul ka dhan ah Itoobiyaanka ku sugan magaallada Kharduum.

Isku soo wada duuboo dawladda Xabashida Itoobiya iyo weliba safaaradda ay ku leedahay dalka Suudaan ilaa hadda wax war ah kama aanay soo saarin 42-ka Itoobiyaanka ah ee la sheegayo in lagu dilay dalka Suudaan.

Wararkan ayaa kusoo aaday xilli ciidamada Suudaan ay si buuxda ula wareegeen gacan-ku-haynta caasimadda Suudaan ee Kharduum kadib dagaallo ba’an oo muddo usbuucyo ah qaatay oo ay la galeen maleeshiyaadka murtazaqada ah ee RSF.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-10-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -05-10-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-02-1448-Hijri

July 28, 2026
Afar Qof Oo Ku Dhintay Gaari Ciidan Oo Ku Jiiray Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Afar Qof Oo Ku Dhintay Gaari Ciidan Oo Ku Jiiray Kismaayo.

July 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-02-1448 Hijri.

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada