Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Itoobiya Oo Gubaneyso Iyo Rabshadaha Ka Socda Oo Sii Xoogeystay.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo Gubaneyso Iyo Rabshadaha Ka Socda Oo Sii Xoogeystay.

July 16, 2020

Xaaladda wadanka Itoobiya ayaa maalinba maalinta ka dambaysa faraha kasii baxaysa kadib markii ay sii xoogeysteen dibad baxyada rabshadaha wata oo ay dagaallo barbar socdaan.

Saraakiisha hoggaaminaysa kacdoonnada shacbiga ah ayaa soo bandhigay waxyar oo kamid ah burburka iyo halaagga ka dhashay iska hor’imaadyada ka holcaya gobolka Oromia oo ah meesha ugu daran ee ay dhibaatadu ka jirto.

Ragga Firfircoon ee kacdoonka Hoggaaminaya ayaa ku eedeeyay dowladda uu madaxa ka yahay Korneel Abiy Axmed in ay gummaad ugeysanayso shacabka sida nabad gelya ah dibad baxyada udhigaya, warbaahinta ayaa baahisay muuqaallo banaanka soo dhigayay xaaladda dhabta ah ee wadanka jirta.

Tirakoobyo aan rasmi ahayn oo ay soo saareen hoggaamiyaasha mucaaradka Oromada ayay ku sheegeen in dhimashada ka dhalatay rabshadaha socda ay ku dhowyihiin lix boqol oo qof.

Dhinaca kale saraakiisha qowmiyadda Tikreega ayaa iyana digniino udiray xukuumadda Itoobiya waxayna ku hanjabeen in ay kacdoonka dhinac ka noqon doonaan haddii aan wadanka laga dhaqangelin isbedel lataaban karo.

Dr. Debression oo ah madaxweynaha maamulka Tikreega ayaa yeeriyay jarraska digniinta ee ku wajahan Abiy Axmed isagoo hadal qaaday waxa dalka ka socda.

isagoo hadal ka jeedinayay madashii Baarlamanka ee ayuu yiri sidaan “Ma jirto awood dunnida guudkeeda saaran oo naga hor istaagi karta innaan ismaamulno islamarkaana doorashada wakhtigeeda ku qabsano”.

Haddalkan ayaa kusoo beegmaya xili dalka doorashadii dib loo dhigay, islamarkaana Dawladda dhexe marar baddan sheegtay innaysan kililadu doorasho ugaara qabsan kari Maamulka Tigreega ayaa maanta Komishin doorasho oo ugaara Barlamankooda ka ansixiyay.

Dabeyllaha siyaasadeed ee Itoobiya ka jira ayaa ku bishaaraynaya in ay dhabarka isku jeediyeen qowmiyadihii talada wadanka ku midaysnaa waxaana muuqata in qowmiyad walba ay gooni uwadato halgan ay maamul ku dhisanayso.

Hoos ka daawo Video+ sawirro

Image may contain: one or more people, people standing, fire and outdoor
Image may contain: one or more people, crowd and outdoor

Image may contain: one or more people, crowd and outdoor
Image may contain: cloud and mountain
Image may contain: car and outdoor
Image may contain: motorcycle and outdoor
Image may contain: people sitting, table and indoor
No photo description available.
Image may contain: outdoor

Image may contain: one or more people
Image may contain: one or more people
Image may contain: night and fire
Image may contain: one or more people, people standing and outdoor
Image may contain: one or more people, fire and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Saraakiil Kenyaati Ah Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed.
Next: Askar Burundeys Ah Oo Lagu Dilay Shabeelada Dhexe.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada