Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Itoobiya Oo Masar Ku Eedeysay Inay Hubaynayso Jabhadaha Mucaaradka.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo Masar Ku Eedeysay Inay Hubaynayso Jabhadaha Mucaaradka.

September 10, 2024

General Birhanu jula, oo ah taliyaha ugu sarreeya ee ciidanka nasaarada xabashida Itoobiya, ayaa dowladda Ridada ah ee Masar ku eedeeyay inay hubeysay jabhadaha mucaaradka ee ka howlgala ismaamullada kala duwan ee dagaalladu ka socdaan.

Generaalkan Itoobiyaanka ah ayaa cod si hoose looga duubay oo ku faafiyay baraha bulshada si gaar ahna u faafiyeen warbaahinta ku hadasha afka Axmaariga ayuu ku sheegay in dowladda Masar ka dambeyso jabhadaha hubeysan ee kacdoonka kula jira dowladdiisa.

Khudbaddan ayaa la sheegay in General Birhanu jula uu ka jeediyay xaflad uu kaga qaybgalay magaalada Harar, warbaahinta rasmiga ah ee dowladda Itoobiya ayaanan faafin muuqaalka uu xogtan ku bixiyay taliyahooda ugu sarreeya dhanka ciidamada, balse waxaa codkan oo si hoose loo duubay faafiyay mucaaradka.

Birhanu Jula, ayaa sidoo kale sheegay in Masar tahay cadowga koowaad ee dalkiisa, jabhadaha mucaaradka ahna ay kusoo hubeynayso dowladdiisa, kuwaas oo dagaal kula jira ciidamada millatariga.

“Dhammaan jabhadaha ka dagaallama dalkeenna, sida OLA, ONLF, Faano iyo xittaa tan TPLF, waxaa abuuray dowlada Masar, waxayna garab iyo gaashaan ka helayeen Masar oo taageeraysay,”. Waxaa sidaas yiri Birhanu Jula.

Sarkaalkan Itoobiyaanka ah ayaa xukuumadda fadhigeedu tahay Al-qaahira uu ku eedeeyay inay ka dambeysay in Eritrea ka go’do Itoobiya inteeda kale, isaga oo sii hadlayay ayuu Masar ku sifeeyay cadowga kooaad ee dalkiisa, waxna aysan qarin doonin oo ay runta u sheegayaan waa sida uu hadalka u dhigaye.

Hadalka taliyaha ciidamada Itoobiya uu ka jeediyay Harar ee sida hoose loo faafiyay ayaa kusoo beegmaya xilli ay cirka isku shareerayso xiisadda u dhaxayso Itoobiya iyo Masar, xukuumadda Abiy na ay toddobaadyadii dambe waday dhaqdhaqaaqyo ay kaga hortagayso in ciidamo Masaari ah la keeno Soomaaliya, gaar ahaan deegaannada dhaca xuduud beenaadyada.

Saacadihii lasoo dhaafay uun ayay ahayd markii ciidamada xabashida Itoobiya ay la wareegeen maamulka garoonka diyaaradaha ee degmada Luuq ee ka tirsan gobolka Gedo, halkaas oo la wariyay inay ka samaysteen fariisimo ciidan si ay u controolaan diyaaradaha kasoo degaya iyo dhaqdhaqaaqa guud ee garoonkaasi, waxayna Gedo ka mid tahay goobaha la sheegay ee kooxda Riddada ah qorsheynayso inay gayso ciidanka Masar.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -07-03-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-03-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 08-Dul-qicdah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 08-Dul-qicdah-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 07-Dul-qicdah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 07-Dul-qicdah-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 07-11-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 07-11-1447H.

April 24, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada