Ciidamada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada Sh/hoose, waxay saacadihii lasoo dhaafay qaraxyo ku weerareen kolonyo ciidamo saliibiyiin Yugaandhees ah oo ku socdaalayay deegaan ka tirsan Sh/hoose.
Qaraxyada oo gaarayay ilaa 3 qarax ayaa waxay ciidamada Mujaahidiintu si gaara uga fuliyeen inta u dhaxeysa tuulooyinka Ababaay iyo Roobow ee wilaayada Sh/hoose, halkaas oo lagu beegsaday kolonyo ciidamo saliibiyiin Afrikaan ah, gaar ahaan kuwa Uganda.
Waxay kolonyada l qarxiyay ka baxday degmaada Baraawe, waxaana lala eegtay laba gaari oo midi uu Taw yahay, halka kan kalena uu yahay gaari xamuul ah iyo ciidan lug ah, waxaana jira khasaare soo gaaray ciidamada kuffaarta ee la qarxiyay.
Dhanka kale, Ciidamada Mujaahidiintu waxay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xeryaha ciidanka Kuffaarta Afrikaanta ee degmada Buulo-mareer iyo deegaanka Golweyn ee isla Sh/hoose.