Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kooxda Gurguurte Oo Itoobiya U Oggolaatay Inay Qayb Ka Noqoto Howlgalka Cusub Ee AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Itoobiya U Oggolaatay Inay Qayb Ka Noqoto Howlgalka Cusub Ee AUSSOM.

January 4, 2025

Kulan khamiistii lasoo dhaafay magaalada muqdisho ku dhaxmaray haweenayda dowladda Xabashida itoobiya ugu magacaaban wasaaradda difaaca iyo madaxda ugu sareeysa dowlada ridada oo uu hormuud u ahaa Xasan sheekh ayaa la sheegay in itoobiya loogu ogalaaday inay ciidamadeeda kamid ahaadan isbahaysiga cusub ee AUSSOM.

Warsaxaafadeed rasmi ah oo kasoo baxay xukuumadda Addis Ababa ayaa lagu sheegay in madaxda kooxda Riddada Soomaaliya ay ogolaadeen in ciidanka Xabashida ee duullaanka ku jooga Soomaaliya ay qeyb ka noqdaan howlgalka cusub ee dhowaan Q.Midoobay meel marisay.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa sidoo kale xaqiijisay in ciidamadeedu ay kasii mid ahan doonona ciidamada kufaarta afrikanta ee dulaanka ku jooga dalka “labada dal waxay ku heshiiyeen inay iska kaashadaan Howlgalka Taageerada Midowga Afrika ee AUSSOM” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka kasoo baxay dowladda Itoobiya.

Kooxda riddada ayaa dhankeeda warsaxaafaadeed ay kasoo saartay kulanka Muqdisho ku sheegtay in ay tixgalineyso codsiga itoobiya ee ah in ciidamadeeda ka mid ahaadaan ciidanka howlgalka cusub ee afrikaanta taas oo macnaheedu yahay in ay sharciyad siinayso duullaanka xabashida ee soomaaliya.

Warbaahinta qaar ayaa sheegaysa in heshiiska kooxda ridada iyo kan itoobiya uusan dhameystirneen iyadoo wali u khilaaf ka taaganyahay tirada ciidanka saliibiga itoobiya ee kasii mid ahaan doona cidanka kufaarta afrikaanta iyo meelaha ay joogi doonaan.

Wararka qaar ayaa tibaaxaya in labada dhinac ay isku mari la’yihiin tirada ciidamada Xabashida ee kasii mid ahaan doona isbahaysiga cusub, Abiy Axmed ayaa addis ababa ugu yeeray madaxda kooxda riddada waxaana lafilayaa in markale ay cadowga itoobiya usaxiixaan heshiis lagu gummaynayo shacabka soomaaliyeed.

tallaabadan ay kooxda riddada markale ay kula heshiisay cadowga Itoobiya wuxuu ka caraysiiyay shacabka soomaaliyeed ee muslimka ah waxayna ugu baaqeen bulshada in ay qaataan go’aan gobanimo oo ay qeyb ka noqdaan halganka ka dhanka ah saliibiyiinta dalka kusoo duushay.

Ciidanka aftikaanta AUSSOM ayaa beddelay ciidankii hore ee loo yaqaanay ATMIS kuwaas oo ku fashilmay muhiimaddii ay usoo xilsaareen dowladaha reergalbeedka saliibiyiinta ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -04-07-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-07-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.

June 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.

June 12, 2026
Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.

June 12, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada