Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ku Dhawaad 40 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dalka Maali.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 40 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dalka Maali.

November 26, 2017

Wararka ka imaanaya dalka Maali waxey sheegayaan in qeybo ka mid ah dalkaasi ay ka dhaceen weeraro xiriir ah kuwaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan.

Weerarka Kowaad waxa lala beegsaday Kolanyo Soddon gaari ka koobneed oo ku sugneed magaalada Manika oo ah magaalo dhacda Waqooy Bari dalka Maali gaar ahaan Xuduuda dalkaasi uu la wadaago dalka Niger.

Weerarkan waxaa lagu dilay Shan askari waxaana lagu dhaawacay Lix iyo Toban askari kuwaasi oo isugu jira ciidamada Gaalada Midowday ee duulaanka ku jooga dalka Maali iyo maleeshiyaatka maamulka daba dhilifka Maali.

Weerarka Labaad waxa uu ka dhacay deegaanka Edwinza oo ah deegaan kala bara Waqooyga iyo Konfurta dalka Maali,weerarkan waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shan askari oo ka tirsan Isbaheysiga ku duulay dalkaasi.

Sidoo kale Labo weerar oo ka kala dhacay deegaano ka kala tirsan gobalada Mobti iyo Gawa ee dalka Maali waxaa lagu burburiyay gaari ciidan waxaana lagu dilay Shan askari oo ka tirsan maleeshiyaatka Xukuumada Maqaar saarka ah ee Maali.

Weeraradan khasaarah badan lagu gaarsiiyay ciidamada Huwan iyo kuwa maamulka daba dhilifka Maali waxaa mas,uuliyadooda sheegtay Mujaahidiinta Jamaacada U Nusreynta Islaamka iyo Muslimiinta oo ah Jamaaco taabacsan Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Magribul Islaam.

Mu,asasada Az-zallaaqah ee garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta U Gargaaridda Islaamka iyo Muslimiinta ayaa baahisay qoraalo ay ku faahfaahineyso weeraradaasi.

Halkan Ka Doono Qoraalada Az-zallaaqah.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sarkaal Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Si Xun U Dhaawacmay.
Next: Dhageyso Darsiga 14-aad Ee Sifada Salaada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-03-1448-Hijri.

August 26, 2026
Kenya Oo Ka Walaacsan Howlgallada Mujaahidiinta Ee Kusii Xoogaysanaya NFD & Lamu.
  • Allposts
  • Warar

Kenya Oo Ka Walaacsan Howlgallada Mujaahidiinta Ee Kusii Xoogaysanaya NFD & Lamu.

August 26, 2026
Kooxda Gurguurte Oo Ciidamo Iyo Gaadiid Dul-dhigtay Shacabka Yaaqshiid.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Ciidamo Iyo Gaadiid Dul-dhigtay Shacabka Yaaqshiid.

August 25, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada