Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ku Dhowaad 30 Tahriibayaal Soomaali Ku Jiraan Oo Ku Dhintay Xeebaha Talyaaniga.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhowaad 30 Tahriibayaal Soomaali Ku Jiraan Oo Ku Dhintay Xeebaha Talyaaniga.

October 19, 2025

khasaara xooggan ayaa ka dhashay shil ka dhacay badda Midetareeniyeenka gaar ahana biyaha kala qeybiya dalalka Liibiya iyo Talyaaniga.

Wararka ka imaanaya jaziiradda Lambaduusa ayaa sheegaya in ay dhinteen 26 qof tahriibayaal ah oo badankood kasoo jeeda qaaradda Afrika, doon bac ka sameysan oo ka shiraacatay xeebaha dalka Liibiya ayaa qallibantay xilli ay 50 mile ujirtay jaziiradda Lambaduusa ee dalka Talyaaniga sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka badda ee wadankaasi.

Dadka doonta la socday ayaa isugu jiray Afrikaan iyo Bakistaaniyiin doonayay in ay tahriib halistiisa leh ku galaan qaaradda Yurub, afhayeen uhadlay waxa loogu yeeray Q.midoobay ayaa sheegay in lasoo gaarsiiyay warka sheegaya dhimashada tobanaan tahriibayaal ah.

wararka ayaa intaas ku daraya in dadka ku maashoobay biyaha badda ay doonta raaceen iyagoo tira ahaan gaaraya 100 qof balse badankood waxaa badbaadiyay markab laga leeyahay talyaaniga.

Dadka ku dhintay shilkan waxaa kamid ah dhowr qof soomaali ah kuwaas oo doon ka raacay xeebaha dalka Liibiya, dadkan oo qaarkood ay kamid ahaayeen ardayda waxka baranayay jaamacadaha Muqdisho

boqolaal qof Afrikaan ah oo ay muwaadiniin soomaali ah kamid yihiin sanad walba ku dhinta biyaha kala qeybiya wadamada spian iyo aljazaair iyo sidoo kale wadamada liibiya iyo talyaaniga

Dadka soomaalida ee utahriibaya dalka dibaddiisa ayaa aad usii kordhayay sanadadii dambe sababa laxiriira hoos udhaca ku yimid dhaqaalaha dalka oo boob xooggan kala kulmaya maamullada dabadhilifka ah ee shisheeyaha la shaqeeya waxaana ugu daran kooxda riddada soomaaliya ee fadhigeedu yahay Muqdisho.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-04-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-04-1447-Hijri.

Related Stories

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026
Masar Oo Ku Baaqday In Dhakhso Loo Hawlgeliyo Gole-badeed Ka Dhan Ah Damaca Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Masar Oo Ku Baaqday In Dhakhso Loo Hawlgeliyo Gole-badeed Ka Dhan Ah Damaca Itoobiya.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-12-1447 Hijri.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada