Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kulamadii Cirro Iyo Abiy Ku Dhexmaray Addis-ababa Oo Isfam-waa Kusoo Idlaaday.
  • Allposts
  • Warar

Kulamadii Cirro Iyo Abiy Ku Dhexmaray Addis-ababa Oo Isfam-waa Kusoo Idlaaday.

October 18, 2025

Helitaanka marin badeed ay go’doonka juquraafi siyaasadeed kaga baxan malaayiinta Itoobiyaanka ah ee sanadba sanadka ka danbeeya sii ziyaadaya ayaa ah awliyaatka ugu horeeya ee hogaanka xabashida marxaladaan, xeelad iyo awood tii suuratasgahaba halagu xaqiijiye.

Tan iyo isbadalkii Itoobiya ay martigalisay sanadkii 2018 iyo kala wareegii ku yimid maamulka siyaasadeed ee dalka, wuxuu Abiy Axmad geed dheer ufuulay sidii uu uxaqijin lahaa riyo ay ku taamayeen hogaamiyaal iyo boqoro soo maray dowladaan, labadii sano ee lasoo dhaafay ayuuna sameeyay isbadaallo waaweyn oo gilgilay geeska qaarada Afrika.

Horaantii bishii Janawari ee sanadkii 2024, mandiqada ayaa wajahday isbadal aan horay loo ara kadib markii Addis Ababa sicad usheegtay in markaan lagama maarmaan ay tahay in ay heshos marin badeed, Abiy ayaana isla xiligaasi heshiis la saxiixay hogaamiyihii maamulka ridada ee Soomaaliland ee waqtigaasi Ina Biixi Cabdi.

Inkasta oo bilooyin kadib kursiga ugu sareeya nidaamka Hargaysa uu beeniyay murtadkan, waxaa hadana badalay nin siyaasad ahaan ka duwan oo ah murtad Cabdi Raxmaan Cirro, booqashadii ug horaysay oo dib looga jafaya malafkaasi ayuuna todobaadkaan ku tagay Addis Ababa.

Cirro iyo Abiy Axmad ayaa yeeshay kulamo socday mudo maalmo ah oo looga doodayay sidii loo dhaqangali lahaa isafgaradkii la saxiixay 2024, Addis Ababa ayaana nidaamka Hargaysa usoo bandhigtay in Lughaye ay noqoto halka laga dhisayo saldhiga ciidan iyo dekad, sidoo kalana ay Itoobiya kordhiso isticmaalka dekada Berbera oo ay saami ku leedahay.

Dhankooda wafdiga uu hogaaminayay Cirro ayaa dowlada Itoobiya ka dalbaday in ay saxiixayaan balse iyagana dhankooda ay ubaahanyihiin in Addis Ababa ay u aqoonsato maamulka Soomaaliland dowlad madax banaan , taasi oo ay ka  biya diideen hogaamiyaasha xabashida, keentayna in ay fashilmaan wadahadallada maadaama tani ay tahay mida muddo uu ku tahamayey maamulka fadhigiisu yahay Hargeysa.

Kulamadaan fashilmay ayaa daba socda silsilado wadahadaallo ah oo soo socday mudo ku dhow Labo sano, taas oo ay dadaal dheer ay Addis Ababa ugu jirtay in ay ku hesho marin badeed balse u ruboobi la’a.

Kadib is afgaradkii Janawari 2024, inkasta oo ay itoobiya ku atkaysanaysay in ay maamul madaxbanaan u aqoonsato nidaamka Cirro, hadana waxaa dhanka kale xumaaday xiriirkii kala dhaxeeyay Kooxda Ridada Soomaaliya, kooxda Muqdisho ayayna u cunami waysay in Abiy uu toos ula heshiisyay Soomaaliland taasoo lagu tilmaamo iney tahay mida ugu weyn ee badashay mowqifkii Abey ee aqoonsiga maamulkan.

Dhaxdhaxaadin ay samaysay dowlada turkiga iyo sadax wareeg oo wadahadal ah oo la isla aaday Ankara kadibna, ugu  danbeyn dhamaadkii isla sanadkaasi ayey dhinacyadu gaareen xal rasmi ah, waxayna Koxoda Ridada ay balanqaaday in ay  Itoobiya ka siin doonto dekado iyo saldhig badweynta Hindiya.

Balse nidaamka Abiy Axmad ayaa raadinayay fursad kale oo uu dib ugu noqon karo isafgaradkii uu la galay maamulka Soomaaliland, kaas oo isagana hirgali la’a, Addis Ababa ayaana ciyaaraysa door Labo wajiilnimo ah iyadoo oo doonaysa in ay qanciso nidaamka Mogdisho dhanka kalane ay hesho saxiixa qaadashada Baada Cas.

Shaqsiyaadka odorosa arimaha gobolka ayaa aaminsan in kacdoonkii ay shacabka Soomaaliyeed sameeyeen bilowgii sanadkii 2024, uu xabashida Itoobiya siisay quustii ugu danbaysay Abeyna uu ku qasbanyahay in uu raadiyo badiil kale, dal ragiisu ay u halgamayaan beylah ma noqdo ee, waxaa dhanka kale mudo Labaatan sano ah oo faragalin toos ah oo ay Addis Ababa ku haysanaya dalkaan ay wali ku gulaysan la’dahay in a toos uhirgaliso ahdaafteeda iyadoo taa badalkeed jilbaha dhulka loogu dhuftay furimaha dagaalka.

Dhanka kale, bilooyinkii lasoo dhaafay ra’sul wasaraha itoobiya Abiy Axmad ayaa ku celcelinayay in ay lagama maarmaan utahay in ay helaan dekada Casab ee dalka Eratariya , halka janaraaladiisa ciidana ay u durbaan garaacayaan hardan ay darfuhu gorada isku galiyaan.

Inkasta oo dhinacyadu ay hada qarka usaaranyihiin dagaal aan doorasho laheyn, hadana Abiy Axmad miyuu juhdigidsa isugu geyn doonna in auu dib ula wareego Sodan sano kadib Casab mise waxa uu waqtiga isaga lulmin doonna biyaha Soomaaliya isaga oo naawliya xaqiijinta himiloyin horay uhungoobay ? waxaase nooga jawaabi doonna taariikhda socota ee is qoreysa.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-04-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-04-1447 Hijri.

Related Stories

Ciidamada Itoobiya Oo Lacago Baad Ah Kusoo Rogay Xoolo-dhaqatada Duleedka Jigjiga.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Itoobiya Oo Lacago Baad Ah Kusoo Rogay Xoolo-dhaqatada Duleedka Jigjiga.

April 21, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Dulqicdah-1447-Hijri

April 21, 2026
Saraakiisha Maamulkii Laftagareen Oo Ku Goodiyay Inay Weerari Doonaan Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiisha Maamulkii Laftagareen Oo Ku Goodiyay Inay Weerari Doonaan Baydhaba.

April 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada