Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kumanaan Askar Turki Ah Oo Ka Qayb Qaadanaya Xasuuqa Reer Gaza.
  • Allposts
  • Warar

Kumanaan Askar Turki Ah Oo Ka Qayb Qaadanaya Xasuuqa Reer Gaza.

October 21, 2024

Duullaanka sahyoo saliibiga ah ee ay wajahayaan walaalaheena muslimiinta reer falasdiin ayaa galay marxalad xasaasi ah.

Buqcadda yar ee Qaza waxaa dhan walba ka hareereeyay ciidamada Yahuudda sahyuuniyadda iyo kumanaan calooshood ushaqestayaal saliibiyiin ah, gummaad bahalnimo ayaa lagasoo calaamadeeyay xaafadaha kala duwan ee Qaza 10-kii maalmood ee lasoo dhaafay.

Arrimaha yaabka iyo amakaagga ku riday umadda milyaarka muslimka ayaa ah in ciidamo Turki ah ay qeyb ka yihiin xasuuqa lagu hayo Qaza.

Markii ugu horraysay ayaa daaha laga feyday in kumanaan kun Turki Yahuud ah ay gurmad ufidiyeen yahuudda sahyuuniyadda markii ay dhacday camaliyadda Duufaanta Al Aqsaa bishii October ee sanaddii 2023-kii.

Telefeshinka Aljaziira ee afka carabiga ku hadla ayaa baaritaan uu sameeyay ku ogaaday in 10-kun askar Turki ah ay ku suganyihiin dhulka Falasdiin kuwaas oo Yahuudda kala qeyb qaadanaya gummaadka muslimiinta.

Isagoo soo xiganaya saxaafadda Turkiga ayuu telefeshinku sheegay in 4,000 oo askar Turki ah ay si toos ah uga qeyb qaadanayaan dagaalka Qaza halka inta kale loo kala qeybiyay jabhadaha kala duwan ee dagaalka ay Yahuuddu uga jirto dhulka Falasdiin ee gummeysiga kujira.

Jeneraalka ugu sarreeya ciidamada Yahuudda ee ka shaqeysiiya qalabka difaaca Cirka waa Turki gurmad ahaan uga yimid magaalada Anqara.

Bulshada muslimiinta Turkiga ayaa si aad ah uga carooday markii ay soo baxeen warbixinnadan daaha ka feydaya askarta Turkish-ka ah ee qeybta ka ah xasuuqa Qaza.

Siyaasiyiinta mucaaradka ayaa durbadiiba billaabay in ay arrintan soo farageliyaan, Zakariya Yebejii Ooglu oo ah guddoomiyaha xisbiga Al-hudaa ayaa xukuumadda Erdogaan ugu baaqay in ay jinsiyadda kala laabato askarta Turkida ee ka qeyb qaadanaya xasuuqa Qaza.

Baarlamaanka daaquudka xukuumadda Ridada Turkiga oo loogu baaqay in uu arrintan soo farageliyo ayaa weli ka caga jiidaya in uu qaraar kasoo saaro kumanaanka qof Turkida sahaayinada kabarbar dagaallamaya.

Madaxweynaha Turkiga oo dhowr jeer dhaleeceyn ujeediyay maamulka Yahuudda ayaa fadeexad lakulmay markii ay soo baxeen warbixinnadan sugayo in kumanaan askari Turki ah ay ka qeyb qaadanayaan xasuuqa Qaza.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -18-04-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-04-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.

June 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.

June 12, 2026
Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.

June 12, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada