Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Madaxweynaha Burundi: Ma jiro eray aan ku qeexi karno weerarka lagu beegsaday ciidankeenii ku sugnaa Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Madaxweynaha Burundi: Ma jiro eray aan ku qeexi karno weerarka lagu beegsaday ciidankeenii ku sugnaa Sh/dhexe.

May 5, 2022

Madaxweynaha dowlada Burundi ninka lagu magacaabo Évariste Ndayishimiye ayaa cambeereeyey weerarkii lagu xasuuqay ciidankiisa ee ka dhacay deegaanka Ceel-Baraf ee gobolka Sh/dhexe isagoo ku calaacalay in uusan garaneynin wax lagu tilmaamo halaaggii Ciidankiisa qabsaday.

“Ma jiro eray lagu qeexi karo ama lagu cambaareyn karo weerarkii argigixisadu ku qaaday ciidamadeena Burundi ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS, waxaan tacsida la wadaagayaa qoysaska weerarkaas ku waayey wiilashooda” ayuu yiri

Dowladaha Mareykanka Ingriiska, Qaramada Midoobay, Midowga Africa iyo IGAD ayaa dhankooda cambaareyay Weerarka ay lagu xasuuqay Ciidamada Burundi.

War kasoo baxay Safaarada Mareykanka ee magalada Muqdisho ayaa lagu yiri ” Waxan cambaareeneynaa weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen saldhiga Atmis ee Somaliya oo ay ku sugnaayeen askarta Burundi, waxan tacsi u direynaa qoysaski ay ka bexeen ciidamadii la dilay”

Dhanka Dowlada Ingiriiska Qoraal kasoo baxay Safaaradeeda magalada Muqdisho ayaa lagu yiri ” Waxaan si adag u cambaaraynaynaa weerarkii Al-Shabaab ee Ceel Baraf, waxan tacsi u direynaa ATMIS, Ciidanka Difaaca Burundi iyo dhammaan kuwa uu saameeyey weerarka”

QM ayaa iyaduna tiri: “Waxan cambaareeyneynaa weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig ay leeyihiin ciidamada nabad ilaalinta ee Burundi, waxan tacsi u direynaa dadkii ku dhintay, kuwa dhaawacmayna waxan u rajeeyneynynaa caafimaad degdeg ah”

Weerarkii talaadadii lasoo dhaafay ay jihaadiyiintu ku qaadeen saldhigga ciidamada Afrikaanta ee deegaanka Ceel-Baraf ayaa galaaftay nolosha in ka badan 170 askari oo ka tirsan askarta Burundi, halka sidoo kalena lagu soo qabtay maxaabiis dagaal, Iyadoona sidoo kalena gabi ahaanba la burburiyey saldhiggii cidiamada saliibiyiinta ee ku yaalay deegaanka.

Wuxuu noqonayaa weerarkii ugu horeeyey uguna xooganaa ee lagu beegsado saliibiyiinta duullaanka ku jooga Soomaaliya tan iyo markii uu marxalada kala wareegga ah galay duullaanka uuna qaatay magaca cusub ee ATMIS bishii April ee lasoo dhaafay.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.
Next: Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 08-Dul-qicdah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 08-Dul-qicdah-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 07-Dul-qicdah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 07-Dul-qicdah-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 07-11-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 07-11-1447H.

April 24, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada