Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mahad Salaad Oo Iscasilay Iyo Sanbaloolshe Oo Loo Magacaabay Taliyaha NISA.
  • Allposts
  • Warar

Mahad Salaad Oo Iscasilay Iyo Sanbaloolshe Oo Loo Magacaabay Taliyaha NISA.

April 4, 2024

Madaxa hayadda ashahaada la dirirka ah ee Sirdoonka kooxda Riddada Soomaaliya, Mahad Salaad ayaa shaaciyay in uu iska casilay taliyaha hayaddaasi, kaddib fashil xooggan oo dhanka amniga ah oo ay hayaddiisu wajahaysay tan iyo markii uu la wareegay hoggaanka hayaddaasi.

Murtad Mahad Salaad, ayaa intii uu hoggaanka u hayay hayadda sirdoonka Riddada ee lagu magacaabo NISA, la kulmay weeraro waawayn oo jihaazka amniga mujaahidiinta uu ku muujiyay inaysan jirin goob ammaan ah oo looga gabbaadsado, loogana badbaadi karo xabadda mujaahidiinta, mujrim kasta oo dhibaateeyay dadka muslimiinta ahna uusan heli doonin meel ammaan ah oo uu kaga dhuunto cadaaladda mujaahidiinta.

Inkastoo aan lasoo koobi karin howlgalladii ugu waawaynaa ee ay ciidamada mujaahidiintu ku beegsadeen madaxya waynta Riddada ee ka dhacay magaalada Muqdisho intii uu xafiiska NISA joogay Mahad Salaad, haddana weeraradii ugu wakhtiga dheeraa ee ay marti gelisay caasimadda waxa ka mid aaa weerarkii ciidanka mujaahidiintu ku qaadeen 19, August 2022, dhismaha xaruunta Xayaat oo kuyaal nawaaxiga garoonka diyaaradaha Muqdisho, weerarkaas ayaa socday muddo saddex maalmood ah, waxayna mujaahidiintu muddadaas si buuxda gacanta ugu hayeen dhismaha, waxayna goobta ku dileen 63 xubnood, halka sidoo kalena ay dhaawacyo kala duwan u gaysteen 107 kale, qaar ka mid ah raggii weerarkaasi ka qayb qaatay ayaa 3 maalmood kaddib, iyaga oo fayow dib usoo laabtay.

Waxaa sidoo kale weeraradii dhacay intii uu Mahad Salad joogay ka mid ahaa weerarkii dhismaha xarunta villa Rose oo ah dhisme kaabiga ku haya xarunta madaxtooyada Riddada, weerarkaas oo qaatay ku dhawaad 24 saacadood oo xiriir ah ayaa dhacay 27-kii November 2022-kii, waxayna mujaahidiintu ku dileen 52 xubnood, halka sidoo kalena ay ku dhaawaceen 39 kale, waxaa howlgallada waawayn ee lagu beegsaday dhismeyaasha ku dhow madaxtooyada looga arrimiyo kooxda Riddada Soomaaliya ka mid ahaa weerarkii SYL ee dhacay 14-kii Marso 2024, weerarkan oo qaatay inka badan 15 saacadood oo xiriir ah ayaa Allaah fadligiis lagu dilay 28 murtadiin ah oo u badnaa askartii ilaalada ka ahayd dhismaha xarunta SYL iyo madaxtooyada, sidoo kale waxaa ku jiray askar iyo saraakiil ciidan oo gurmad ugu yimid masuuliyiinta ku go’doonsanayd dhismahaasi. waxaa sidoo kale lagu dhaawacay 41 xubnood, kuwaas oo ay ku jiraan 8 xildhibaan.

Fashilkaas amni ayaa murtadkan u horseeday in uu ka tago xafiiska hayadda NISA ee ashahaada la dirirka ah, golaha waziirada ee kooxda Ridada Soomaaliya ayaana booska uu banneeyay murtadkan u magacaabay murtad Cabdullaahi Sambaloolshe.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-09-1445 Hijri.
Next: Daawo Muuqaalka Tartanka Qur’aanka Kariimka Ee Wilaayaadka Islaamiga Ah.

Related Stories

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada