Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa saacadihii lasoo dhaafay weerar ku mireen fariisimaha maleeshiyaadka Riddada ay ku leeyihiin magaalada Xarardheere ee wilaayada Mudug, waxaana jira khasaaro gaaray murtadiinta.
Gedo, howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Baladxaawo, ayaa lala eegtay maleeshiyaad ka tirsan maamulka Ashahaado la dirirka Axmed Madoobe oo roondo ku jiray, waxaana jira khasaaro maleeshiyadaasi gaaray.
Jubbada hoose, Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada maleeshiyaaka maamulka Riddada Jubbaland kuleeyihiin deegaanka Baar-sanguuni ee dhaca duleedka magaalada Kismaayo.
Sh/hoose, ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada maleeshiyaadka Riddada Gurguurte kaga suganyihiin deegaanka Mubaarak.
NFD, Ciidamada Mujaahidiintu waxay dagaal culus ku qaadeen xerada ciidanka kuffaarta Kenya ee deegaanka Sareedo ee hoostaga magaalada Dhadhaab ee gobolka Gaarisa ee ku hoos jira gumeysiga Kenya.
Sidoo kale 1 askari oo Kenyan ah ayaa ku dhaawacmay dagaal saacadihii lasoo dhaafay ciidanka Mujaahidiintu ku qaadeen xerada ciidanka saliibiyiinta Kenya kuleeyihiin deegaanka Gisireeb ee hoostaga degmada Ijaara ee gobalka Gaarissa.