Wararka ka imaanaya wilaayada Mudug ee bartamaha Soomaaliya, ayaa sheegaya in maanta rag ka tirsan ciidamada Mujaahidiinta Al-shabaab weerar ku qaadeen saldhig ciidan oo ay maleeshiyaadka Riddada ah kulahaayeen deegaan lagu magacaabo Faax oo dhaca duleedka magaalada Xarardheere.
Ciidanka Mujaahidiinta ayaa Allaah fadligiis waxaa u suuragashay inay kala ceyriyaan maleeshiyaadkii Riddada ee halkaas ku sugnaa, kuwaas oo maaalmihii lasoo dhaafay dadka shacabka ah ee deggan deegaanka u gaysanayay kufsi iyo boob.
Ilo wareedyo xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay in weerarkani khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka Riddada ee la weeraray.