Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maraykanka Iyo Ingiriiska Oo Digniin U Diray Muwaadiniintooda Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Iyo Ingiriiska Oo Digniin U Diray Muwaadiniintooda Kenya.

September 14, 2024

Dowladaha saliibiyiinta ah ee Maraykanka iyo Ingiriiska ayaa digniino u diray muwaadiniintooda ku sugan gudaha waddanka Kenya ee dhaca bariga qaaradda Africa, waxayna siiyeen talooyin ku saabsan goobaha la beegsan karo.

Safaaradda xukuumadda kaafiradda ah ee Washington ay ku leedahay Nairobi ayaa warbixin ay soo saartay digniin ugu dirtay muwaadiniinteeda, waxayna u sheegtay inay dhici karaan suuragal nimada weerarada waxay ugu yeeraan Argagaxisada oo ay ula jeedaan mujaahidiinta.

Safaaradda waxay muwaadiniinteeda uga digtay inay si gaar ah u muujiyaan feejignaan dheeri ah marka la joogo goobaha loo dalxiis_tago, xarumaha safaaradaha, hoteellada suuqyada iyo sidoo kale goobaha suuragalka ah ee la beegsan karo.

Dowladda saliibiyadda Maraykanka oo maanka ku haysa dulmiga ay gaysatay ayaa soo qaadatay in ay dhici karaan weeraro aargoosi ah oo la mid ah kuwii dhacay 11-kii Semtemper iyo weerarkii West Gate.

“Goobaha ay ku badan yihiin muwaadiniinta Maraykanka ah iyo ajaanibta kale iyo dalxiisayaasha Nairobi iyo meelo kale oo Kenya ah ayaa weli ah bartilmaameedyada argagixisada,” ayaa lagu yiri digniinta kasoo baxday safaaradda Maraykanka ee Nairobi u dirtay  muwaadiniinteeda ku sugan waddankaasi.

Warka kasoo baxay Maraykanka oo sii socda ayaa waxaa lagu yiri: “Inkastoo ay weerarradu dhici karaan wakhti kasta, haddana walaaca waxaa sii kordhiyay sannad-guuradii kasoo wareegtay weerarradii argagixiso ee hore, sida 11-kii Sebtembar, weerarkii 21-kii Sebtembar ee Westgate Mall, iyo weerarkii 7-dii Oktoobar ee Falastiiniyiintu ku qaadeen Israa’iil,” ayaa lagu yiri warka safaaradda.

Dowladda saliibiyadda Ingiriiska ayaa dhankeeda muwaadiniinteeda ku sugan Kenya uga digtay inay u safraan goobaha ay sheegtay inay halis yihiin, ayna ka dhici karaan weeraro ay fuliyaan Shabaabul Mujaahidiin.

“Maadaama ay jirto khatarta kooxda argagixisada ee fadhigoodu yahay Soomaaliya, (Xafiiska Arrimaha Dibadda) waxa uu ku talinayaa in aan loo safri karin 60km oo ah xuduudka uu Kenya la wadaago Soomaaliya, Bariga Gaarisa, ilaa 20km oo waqooyi-galbeed Waddada A3 ah, oo ay ku jiraan Keydka Qaranka ee Boni iyo degmada Mandheera,” waxaa sidaas lagu yiri nuqul ka mid ah digniin uu soo saaray Ingiriiska oo la xiriirta cabsida reer galbeedka saliibiyiinta ah ay ka qabaan weeraro ka dhaca gudaha Kenya.

Digniinahan isdaba-joogga ah ayaa kusoo beegmaya xilli maalmo ka hor ay dadka Ameerikaanka ah u baroordiiqayeen weeraradii taariikhda galay ee dhacay 11-kii September 2001-dii, waxayna hadda ka cabsi qabaan inay dhacaan kuwa kale oo ay muslimiintu kaga aargoosanayaan dulmiga xarkaha goostay ee dowladda saliibiyada ah ee Maraykanku ku hayso muslimiinta.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-03-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-03-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-Dulqicdah-1447-Hijri

April 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada