Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mareykanka Oo Diiday In Kooxda Xassan Gurguurte Iyo Midowga Afrika Lagu Wareejiyo Galka Ammaanka Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Mareykanka Oo Diiday In Kooxda Xassan Gurguurte Iyo Midowga Afrika Lagu Wareejiyo Galka Ammaanka Somalia.

December 19, 2024

Dowladaha saliibiyiinta ah ee maalgelinaya duullaanka garadarrada ah ee lagusoo qaaday dalka Soomaaliya ayaa isku maandhaafsadan sida laga yeelayo soo duulayaasha Afrikaanta ah ee waqtigu kasii idlaanayo.

Warqad qoraal ah oo danjiraha Mareykanka ee Q.Midoobay uu udiray Antony Blinken wasiirka arrimaha dibadda ayuu ku sheegay in xukuumadda Washington aysan aqbali doonin in dowladda Riddada ah iyo midowga Afrika lagu wareejiyo maamulidda galka ciidamada kuffaarta Afrikaanta ah ee Soomaaliya ku sugan.

Farriinta ay qortay haweenayda lagu magacaabo Linda Thomas-Greenfield ayay Blinken uga codsatay in uu diido in galka arrimaha Soomaaliya laga wareejiyo Mareykanka iyo xulufadiisa.

“waa muhiim in Mareykanku uu diido cod kasta oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSCR) oo u hoggaansamaya waajibaadka mustaqbal ah oo nabad-ilaalin ah oo loo qorsheeyey Soomaaliya, kaas oo ku hoos jiro habka shaqo ee UNSCR 2719 (2023). Waxaan si cad u sheegay bilowgii wada-xaajoodyada ku saabsan UNSCR 2719 in Soomaaliya aysan noqon karin tusaalaha loo isticmaalo hab cusub oo maalgelin ah oo Afrika loogu talagalay”ayaa lagu yiri warqadda uu ergayga USA ee Q.Midoobay qoray.

Xukuumadda Washington ayaa muujisay sida ay ugasoo horjeedo in dowladaha Afrikaanta ay iyagu maamulaan maalgelinta dhanka maaliyadda ee ciidamada soo duulayaasha ATMIS ee ku sugan Soomaaliya.

Shir ay xalay golaha ammaanka ka yeesheen galka ammaanka ee Soomaaliya ayaan wax natiijo ah oo rasmi ah lagasoo saarin arrinkaas oo banaanka soo dhigaysa sida uu mugdiga ugu jiro mustaqbalka ciidamada Afrikaanta ee ku sugan Soomaaliya.

“Mareykanka waa inuu ku adkaystaa in xubnaha kale ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay gaar ahaan Boqortooyada Ingiriiska aysan oggolaan in Soomaaliya lagu wareejiyo maamulka iyo maalgelinta hoos yimaada UNSCR 2719, maadaama aanay ku habboonayn hawshan gaar ah” ayaa markale lagu yiri warka kasoo baxay Ergada Mareykanka ee New York.

Khillaafka ka taagan sida lagu wajahayo arrimaha Soomaaliya wixii ka dambeeya 31-ka December 2024 ayaa meel xasaasi ah gaaray, magaalada Addis Ababa waxaa ku kulansan guddiga amniga iyo nabad gelyada ururka Midowga Afrika waxayna ka doodayaan cidda maalgelinaysa howlgalka cusub ee AUSSOM.

Arrinta xusidda mudan ayaa ah in illaa iyo hadda aan laheyn cidda dhabarka uridanaysa maalgelinta ciidamada Afrikaanta Soomaaliya, Midowga Yurub iyo Mareykanka ayaana diiddan in kaligood lagu fiirsado arrintan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-06-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -19-06-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026
Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada