Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mareykanka Oo Muddo Labo Bilood Ah Hakiyay Howlgallada Dibadda.
  • Allposts
  • Warar

Mareykanka Oo Muddo Labo Bilood Ah Hakiyay Howlgallada Dibadda.

March 27, 2020

War rasmi ah oo kasoo baxay dowlada Mareykanka ayaa lagu joojiyay dhammaan howlgalladii ay ciidamada Americanka ka wadeen dibadda sababa laxiriira cudurka Carona Virus oo halis ku haya dadka Americanka ah meel walba oo ay adduunka ka joogaan.

Mark Esber oo ah wasiirka difaaca xukuumadda Washington ayaa wareysi uu siiyay wakaaladda wararka Reuters ku sheegay in amar lagusiiyay ciidanka Mareykanka ee dibadda ku sugan in muddo 60 maalmood aysan wax dhaq dhaqaaq ah sameyn karin.

Mareykanka ayaa amarka uu kusoo rogay ciidamadiisa ka reebay askarta ku sugan Afghanistan oo loo ogolaaday in ay sii wadaan howlgalka bixitaanka, wasaaradda Gaashaandhigga Pentagon waxay sheegtay in taliska ciidanka Americanka ee Afghanistan lagu wargeliyay in uu sii wado diyaar garoowga bixitaanka ciidamada si loo fuliyo heshiiskii Dooxa ee dhaxmaray Imaarada Islaamiga ah iyo Mareykanka oo dhigayay in muddo ku siman 135 maalmood wadanka looga saaro ciidamo dhan 8,600 oo askari.

Amarka kasoo baxay dowladda Mareykanka ayaa ku socda in kabadan 90,000 askari American ah oo caalamka daafihiisa ku kala firirsan waxaana lagu amray in aysan wax dhaq dhaqaaq ah sameyn karin sababa laxiriira cudurka Carona Virus.

Dhismaha wasaaradda difaaca magaalada Washington ee Pentagon-ka ayuu cudurka Carona gudaha ugalay isagoo asiibay howlwadeenno muhiim u ahaa melleteriga Mareykanka arrinkaas ayaana cabsi iyo qalqal ku beeray madaxda Mareykanka.

Dhammmaan talisyada Mareykanka ee qaaradaha caalamka sida Africa,Asia iyo Yurub ayaa hakad gelinayay howlgalladii melleteri ee ay wadeen, diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa bil walba duqeymo shacab lagu xasuuqa ka geysan jiray wadamo ay kamid yihiin Soomaaliya,Afghanistan, Suuriya,Yemen iyo Ciraaq.

Cudurka Carona Virus ayaa dad ka badan 1030 qof kudilay gudaha wadanka Mareykanka wuxuuna soo ritay illaa 50-kun oo qof arrinkaas oo sababay in ay gilgilato dowladda Mareykanka oo sheegata in ay tahay midda ugu tunka dowladaha caalamka kajira dhaqaale ahaan iyo melleteri ahaan intaba.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Sarkaal Xuuthi Ah Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Konfurta Dalka Yemen.
Next: Qaraxyo Ka Kala Dhacay Wilaayaatka Banaadir Iyo Shabeelada hoose.

Related Stories

Maleeshiyo Hubeysan Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Marka.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyo Hubeysan Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Marka.

August 24, 2026
Howlgal Sarkaal Ciidan Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Beledweyne.
  • Allposts
  • Warar

Howlgal Sarkaal Ciidan Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Beledweyne.

August 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 24, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada