Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mas’uul Xog sir ah ka haya Max’med Bin Salmaan oo dibadda ubaxsaday.
  • Allposts
  • Warar

Mas’uul Xog sir ah ka haya Max’med Bin Salmaan oo dibadda ubaxsaday.

June 25, 2020

Hoggaamiye sare oo katirsanaa dowladda Sacuudiga islamarkaana macluumaadyo xasaasi ah ka ka haya qoyska haya talada aala sacuud ayaa si lama filaan ah dibadda ugu baxsaday.

Sacad Aljabri oo horay jago sare uga hayay sirdoonka Aala Sacuud ayaa la xaqiijiyay in uu ubaxsaday dalka dibaddiisa arrinkaas oo walaac ku beeray Max’med Bin salmaan oo ah dhaxal sugaha sacuudiga iyo wasiirka difaaca.

ilo wareedyo ayaa sheegaya in Sacad uu mar kamid ahaa dadka sida aadka ah ugu dhow bin salmaan islamarkaana uu kamid noqday golaha wasiirada sacuudiga.

Ciidamada sirdoonka Sacuudiga ayaa magaalada Riyaad ka xiray laba kamid ah awlaadda sarkaalka baxsaday si ay qoyskiisa ugu cadaadiyaan in Sacad Aljabri uu dalka dib ugusoo laabto.

Qoyska Aala sacuud ayaa wadnaha farta ku haya waxayna ka baqayaan in sarkaalkan baxsadka ah uu faafiyo macluumaad sir ah oo uu ka hayo qaabka ay ushaqeyso dowladda sacuudiga, malafaatka muhiimka ah ee ninkan gacanta ugu jira waxaa kamid ah dhaqaalaha gaarka ah ee ay leeyihiin Salmaan iyo wiilkiisa.

ilo wareedyo ayaa sheegaya in mas’uuliyiin sarsare oo kamid ah wasaaradda arrimaha gudaha Aala Sacuud loo xiray sababa laxiriira baxsashada Sacad Aljabri oo ay aad isugu dhowaayeen Max’med Bin Salmaan balse ay kala fogaadeen markii xilka laga qaaday Max’med Bin Naayif wasiirkii hore ee arrimaha gudaha ahaana dhaxal sugaha wadanka.

Warbaahinta reergalbeedka ayaa sheegtay in Sacad Aljabri uu galay wadanka Canada oo sanadadii dambe marti gelinayay inta badan mucaaradka nidaamka Aala Sacuud.

Baxsashada mas’uulkan ayaan dhabar jab ku ah Max’med Bin Salmaan oo xusulduub ugu jira sidii uu xilka ugala wareegi lahaa aabihiis oo 85 sana jir ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Hoggaanka Shabaabul Mujaahidiin oo Taczi kasoo saaray istish-haadkii Sheekh Muscab Cabdul Waduud.
Next: Hogaanka Sare ee Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Ka Tacziyeeyay Istish-haadka Sh Abuu Mucsab Cabdul Waduud.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Dulqicdah-1447-Hijri

April 22, 2026
Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada