Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maxkamadda Sare Ee Mareykanka Oo Taageertay Qaraarkii Uu Trump Dhaqaalaha Uga Goostay Dowladaha Dibadda.
  • Allposts
  • Warar

Maxkamadda Sare Ee Mareykanka Oo Taageertay Qaraarkii Uu Trump Dhaqaalaha Uga Goostay Dowladaha Dibadda.

September 29, 2025

Qaar badan oo kamid ah dowladaha afrikaanta iyo kuwa dabadhilifyada ee ka jira caalamka islaamka ayaa markale ka anfariiray go’aan cusub oo kasoo baxay dowladda saliibiyadda Mareykanka kaasi oo ay ku weynayaan lacago balaayiin dollar ah.

Maxkamadda Sare ee Maraykanka ayaa siisay maamulka Donald Trump ogolaansho ku meel gaar ah wuxuuna awood uyeelanayaa in uu hakiyo lacag ka badan afar bilyan oo doolar taas oo uu Kongareesku horay ansixiyay.

Lacagtan ayay xukuumadda washingto sanad walba gargaar ahaan usiinaysay dalal dibadda ah.

Maxkamadda oo ay ku badan yihiin garsoorayaasha muxaafidka ah ayaa sheegtay in awoodda Trump ee maaraynta arrimaha dibadda ay u muuqato mid ka muhiimsan khasaaraha ay wajahayaan dadka loogu talagalay gargaarka waxayna carrabaabeen in lacagahan dibadda lagu bixin jiray ay maraysay hanaan musuq iyo tuugaysi ah.

Garsoorayaasha ayaa xusay in amarkani degdegga ahi uusan ahayn go’aan kama dambeys ah oo ku saabsan kiiska balse uu trump u oggolaanayo hakinta lacagta inta dacwadu ku socoto maxkamadaha hoose.

Saddexda garsoore ee dimoqraadiga ah ayaa ka soo horjeestay go’aanka, iyadoo garsoore Elena Kagan ay sheegtay in arrintu tahay “mid miisaan weyn leh.”

Tani waxay reja xumo weyn ku ridaysaa xukuumadaha daakta daran ee mareykanku gummeysto kooxda riddada soomaaliya oo wax kabadan 71 boqolkiiba ku tiirsan taageerada shisheeye.

Qaraarkan kasoo baxay maxkamadda sare ee mareykanka ayaa xoojinaya mabda’a xukuumadda hadda talada haysa oo ah in meesha laga saaro dhammaan dhaqaalaha ku baxa dalalka shisheeye taas bedelkeednsa la xoojiyo dhaqaalaha mareykanka.

Murtad Xasan gurguurte ayaa jimcihii lasoo dhaafay usheegay waxa loogu yeero q.midoobay in kooxdiisu aysan ka maarmin taageerada shisheeye dhaqaale ahaan iyo amni ahaan waxaana muuqata in qaraarkan uu ceel kusii ridayo filashadii murtadiinta.

Tan iyo markii uu xilka la wareegay bishii Janaayo ee sanadkan , Trump wuxuu ku dadaalayay inuu adkeeyo xakameynta kharashaadka federaalka, wuxuuna hawsha dhimista qarashyada u xilsaaray Elon Musk, ninka ugu taajirsan adduunka inkastoo markii dambe ay dhabarka isku jeediyeen.

Garsoorayaasha maxkamadda sare ee xisbiga jamhuuriga ujanjeera waxay muujiyeen in tallaabadan ay si gaar ah ubeegsanayso hay’adda USAID oo larumeysanyahay in lacag dhan 4 bilyan oo dollar ay sanad walba ku bixin jirtay waxa loogu yeero gargaarka dibadda balse loo arko lacago musuq maasuq ah oo aan ka shaqeynayn masaalixda dadka American-ka ah.

Tallaabadan ayaa quus gelinaysa rejada in ka badan 120 dowladood kuwaas oo naawilayay in dib loosoo celin doono mashruucii USAID ee bilo ka hor lakala diray.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-04-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-04-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-11-1447-Hijri

April 21, 2026
Iiraan Oo Ka Hor-timid Safiirka Yahuuddu Usoo Magacaabay Maamulka ‘Somaliland’.
  • Allposts
  • Warar

Iiraan Oo Ka Hor-timid Safiirka Yahuuddu Usoo Magacaabay Maamulka ‘Somaliland’.

April 21, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-11-1447 Hijri.

April 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada