Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maydadka 70 Askar Yugaandhees Ah Oo Laga Dajiyay Garoonka Magaalada Entebbe.
  • Allposts
  • Warar

Maydadka 70 Askar Yugaandhees Ah Oo Laga Dajiyay Garoonka Magaalada Entebbe.

June 11, 2023

Warbaahinada dalka Uganda ayaa weli hadal haya weerarkii Buula-Mareer ee lagu xasuuqay ciidamada kuffaarta Uganda ee duullaanka ku jooga Soomaaliya, iyadoona magaaloyinka iyo gobolada dalkaasna ay weli ka socoto baroordiiqa loo sameeynayo askartii lagu laayey weerarkaasi.

Wargeyska lagu magacaabo the Indhipendhent ee kasoo baxa magaalada Kampala ayaa sheegay in wazaarada gaashaandhiga ee dowlad Uganda ay dhowrkii habeen ee lasoo dhaafay xilli habeenimo ah garoonka diyaaradaha ee magaalada Entebbe ka dajineysay meydadka askartii laga keenay Soomaaliya.

Wargeyskan oo soo xiganaya ilo wareed military ayaa sheegay in hal habeen oo kaliya lasoo dejiyey 70 Naxash oo ay ku jiraan meydadka askartii lagu laayey weerarkii Buul-Mareer, wuxuuna ilo wareedkaas tilmaamay in bakhtigaas laga soo dajiyey qeybta qadiimiga ah ee garoonka oo badanaa aanay kasoo dhawaanin dadka shacabka ah.

Dowladda Uganda oo iska ilaalineysa dareenka dadweynaha iyo ehellada askarta lagu laayey Soomaaliya ayaa dadaal badan ku bixineysa inaan wax sawir ah iyo xog ah laga helin meydadka laga soo dejiyey garoonka diyaaradaha ee Entebbe, waxaana dadweynaha laga qariyey dhamaan wixii xog ah ee ku saabsan dagaalka.

Warbixinta uu soo daabacay wargeyskan ee ah in hal habeen oo qura 70 naxash laga dejiyey garoonka Entebbe, waxay meesha ka saareysaa hadalkii madaxweynaha Uganda ee ahaa in 54 askari oo kaliya looga dilay weerarkii Buula-Mareer.

Waxaa intaas sii dheer inaan la ogeyn tirada maxaabiista dagaal ee ciidanka Uganda looga qabtay weerarkii Buula-Markii iyo kuwa uu qaraxu goo’gooyey kuwaas oo aysan dowladu Uganda ilaa hadda meelna ku sheegin.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerarkii cagta lagu mariyey xerada ciidanka Uganda ee Buula-Mareer lagu dilay in ka badan 200 oo saliibiyiin ah, laguna soo qabtay maxaabiis dagaal. Muuqaal ay baahisay Kataa’ib maalma un kadib markii uu weerarka dhacay ayaa lagu soo bandhigay baaxada uu lahaa weerarka iyo maxaabiista laga qabtay ciidanka Uganda.

Muuqaalkan oo aad ugu baahay gudaha dalka Uganda ayaa rucbi iyo argagax geliyey shucuubta reer Uganda kuwaas oo hadda uu welwel ba’an ku hayo masiirka ciidankooda ku sugan saldhigyada ku yaalla Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-11-1444 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -22-11-1444 Hijri.

Related Stories

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada