Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maydadka 78 Macdan-qodeyaal Ah Oo Laga Soo Saaray God Kuyaal Koonfur Afrika.
  • Allposts
  • Warar

Maydadka 78 Macdan-qodeyaal Ah Oo Laga Soo Saaray God Kuyaal Koonfur Afrika.

January 15, 2025

Warar kala duwan oo faahfaahsan ayaa kasoo baxaya dhacdo si wayn looga hadal hayo dalka Koonfur Afrika, kaddib markii lasoo wariyay inay dhinteen ugu yaraan 100 xubnood oo macdan qodeyaal ah.

Dhacdada ayaa timid, kaddib markii dowladda Koonfur Afrika muddo hadda laga joogo laba bilood ka hor ay sahayda ka jartay kooxo lagu eedeeyay inay si sharci darro ah ku guranayeen macdan ku jirta god kuyaal deegaan lagu magacaabo Stilfontein.

Go’doominta dhanka cuntada iyo biyaha ee ay dowlada Koonfur Afrika kusoo rogtay macdan qodeyaasha ayaa keentay in gaajo iyo haraad ay halkaas ugu dhex dhintaan ugu yaraan 100 xubnood, kuwaas oo 78 ka mida maydadkoda maanta lasoo saaray, sida ay sheegeen goobjoogeyaal.

Booliska ayaa shaaciyay in lasoo saaray maydadka 78 xubnood iyo 160 kale oo nool, balse ay ka muuqdeen daal iyo tabar yari, maadaama ku dhawaad laba bilood aysan helin cunto iyo biyo ku filan, taasina ay keentay inay godka ku xayirnaadaan.

Dowladda Koonfur Afrika waxay ku doodday in macdan-qodeyaasha ay ka dhaga adeegeen amarkeeda oo ahaa inay booliska isku dhiibeen, maadaama ay ku eedaynayso inay si sharci darro ah ku qodanayeen macdanta dahabka, waxayna taasi keentay inay ka jarto cuntada iyo biyaha bishii November ee sannadkii tagay 2024-kii.

Gurmadka hadda socda ayaa yimid kaddib amar kasoo baxay maxkamadda dalkaasi, waxayna ilo wareedyo sheegeen in mid ka mida dadka ay dowladda Koonfur Afrika ku go’doomisay godka uu xiriir la sameeyay ehelkiisa, kuwaas oo codsaday in gurmad looga baahan yahay aaggaasi, waxay wararku intaas ku dareen in samatabixintu qaadan karto maalmo dheeraad ah.

Godkan ayaa dhulka hoostiisa qodan qiyaastii 2km ama (1.5 mayl), waxaana la rumeysan yahay inay dhulka hoostiisa ku go’doonsanyihiin dad hor leh, Ap waxay sheegtay in kooxaha samatabixintu ay mid mid usoo saarayaan dadka halkaas ku go’doonsan iyo sidoo kale maydadka, sababo la xiriira ciriiriga ka jira godka.

Kooxaha sheegta inay u doodaan xuquuqda aadanaha waxay eedaymo culus u jeediyeen dowladda Koonfur Afrika, waxayna sheegeen inay ka dambeysay geerida dadka la xaqiijiyay, maadaama ay cuntada iyo biyaha ka jartay, si ay usoo baxaan, xukuumaddu waxay dhankeeda ku andacooneysay in macdan-qodeyaashu awoodeen inay godad kale kasoo bixi kareen balse ay dhagaha ka fureysteen baaqyadeeda, cabsi ay ka qabaan xarigga.

Booliska ayaa sheegay in dhammaan dadkii horay usoo baxay iyo kuwa dib laga soo saaray ay gacanta ku hayaan, waxay sidoo kale intaas ku dareen in ay gacanta ku dhigeen Dahab, Walxo qarxa, hub iyo lacag dhan 2 Milyan oo dollar oo ay haysteen macdan qodeyaashu.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-07-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-07-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada