Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Midwga Yurub Oo Diiday In Uu Keli Ku Noqday Maalgelinta Isbahaysiga AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Midwga Yurub Oo Diiday In Uu Keli Ku Noqday Maalgelinta Isbahaysiga AUSSOM.

April 23, 2025

Midowga gaalada Yurub ayaa ka digay halis weyn oo ku wajahan hawlgalka ashahaada la diririnimo ee ay ciidamada kuffaarta Afrikaantu kaga jiraan Soomaaliya ee loo bixiyay AUSSOM, kaddib markii uu si cad u sheegay inuusan sii wadi karin maalgelinta kaligiis ee hawlgalkan.

Warbixin dhawaan ay daabeceen qaar ka mid ah warbaahinta ayaa lagu sheegay in mas’uuliyiin ka tirsan Midowga Yurub oo ku sugan Brussels ay warbaahinta u sheegeen in beesha gaalada caalamka oo idil, gaar ahaan waddamada Khaliijka, Mareykanka, Shiinaha iyo quwadaha kale ee gobolka Afrika, ay tahay inay qeyb ka noqdaan kharash bixinta hawlgal gaaleedka EEYUUSOM si loo sugo sii socoshadiisa.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in Midowga Yurub uu muujinayo daal miisaaniyadeed oo sii kordhaya iyo dareen ah in mas’uuliyadda ciidamada kuffaarta africaanta ee dululaanka kusoo qaaday Soomaaliya aysan ku ekaan karin gacanta Yurub oo kaliya, isagoo ku baaqay in si caddaalad ah loo wadaago masuuliyadda dhaqaale iyo tan farsamo si hawlgal gaaleedkaasi uusan u burburin.

Dhinaca kale, warbixinta ayaa lagu sheegay in hawlgalka EEYUUSSOM uu hadda galay weji cusub, isaga oo si tartiib ah uga guuraya qaabkii hore ee ahaa waxa loogu yeero “nabad ilaalin ah, Isagoo hadda isku baddalay waxay madaxda Brussel joogto ugu yeereen taageero farsamo, tababarro, hagid iyo horumarinta hay’adaha dowladda Ridada, Iyadoo arintana lagu sababeeyay tageero xumo dhaqaale.

Beesha gaalada caalamka, midowga gaalada Yurub iyo Maraykanka ayaa si isku mid ah uga caga-jiidaya in mid kasta uu bixiyo kharashaadka howlgal gaaleedka, arimahaas oo la isku geeyay ayaa mugdi gelinaya mustaqabalka iyo sidoo kale sii socoshada howlgalkan aan cagaha badan ku taagnayn ee loo bixiyay AUSSOM.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Shil Xoolo Badan Ku Dhamaadeen Oo Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Soomaali-galbeed.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-10-1446 Hijri.

Related Stories

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.

June 12, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-Dulxijah-1447-Hijri

June 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1447-Hijri.

June 12, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada