Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Milatariga Burma Oo Si Bareer Ah U Rasaaseeyay Muslimiin Qaxayo.
  • Allposts
  • Warar

Milatariga Burma Oo Si Bareer Ah U Rasaaseeyay Muslimiin Qaxayo.

August 27, 2017

Ciidamada dowlada ay Buudhiyiintu leeyihiin ee Burma ayaa si bareer ah rasaas ugu furay dad shacab ah oo Muslimiin ah oo ka qaxayey dagaalada ka soo cusboonaaday dalkaasi xilli ay dadkaas isku dayayeen in ay ka gudbaan xad-beenaadka, una sii gudbaan dalka Bangaladesh.

Wariye ka tirsan Wakaaladda wararka AFP oo ku sugan magaalada xadka saaran ee Gumduun ee dhacda xad-beenaadka ayaa sheegay in uu tiriyey in ka badan 10 madfac oo ciidamada Xukuumada Baarma ay ku soo rideen dadka shacabka ah iyo rasaas aan tiro lalahayn oo ka dhaceysay qoryaha daran dooriga oo ciidamadu ay ku ridayeen dadka rayadka ah ee ka baxsanayey gumaadka wuxuushnimo ee ciidamadaasi.

Dadkan waxay u badnaayeen dumar iyo caruur, waxayna ku dhuumaaleysanayeen deegaanada buuraha ah ee u dhow xad-beenaadka labada dal sida ay sheegeen Saraakiisha ciidamada Bangaladesh iyo Wariyeyaasha ku sugan deegaanadaasi. Ilaa hadda lama sheegin wax dad ah oo lagu dilay rasaastaas iyo dad lagu dhaawacamay balse waxay kala yaacisay dadkii barakacayaasha ahaa.

Manzurul Hassan Khan oo ka tirsan saraakiisha ciidamada Bangaladesh ayaa sidoo kale xaqiijiyey in ciidamada Barma ay si bareer ah rasaas ugu fureen shacabka. “Waxay dadka shacab ah ku beegsanayeen madaafiic iyo hubka daran-dooriga, si bareer ah ayeyna u beegsanayeen dadka” ayuu yiri.

Golaha qowmiyadda Rohingya ee Yurub ayaa sidoo kale xaqiijiyey weerarkan, waxayna sheegeen in dadkan ay ka baxsanayeen dagaalada ka soo cusboonaaday galbeedka dalka, islamarkaana ay la kulmeen weerar kaga yimid ciidamada Buudhiyiinta ah. “Haa Waxaa xaqiiq in ciidamadu ay beegsadeen dadka shacabka ah, waxaan heynaa muuqaallo Video ah oo laga soo duubay halkaas” sidaas waxaa yiri xubin u hadlay golahaasi.

Wararka qaar ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamada military-ga Burma oo ay wehliyaan kooxo buudhiyiin xagjir ah oo ku hubeysan faasas, seef iyo budad ay weerareen qoysas Muslimiin ah oo aanan hubeysneen oo ku sugnaa gobolka Rakhiin.

Falalkan wuxuushnimo ee ay geysanayaan ciidamada Buudhiyiinta ee dowlada Burma iyo bulshadooda ayaa imaanaya maalin un ka dib markii weerar xoogan oo lagu laayey ciidamada ka tirsan Police-ka iyo military-ga Burma lagu qaaday in ka badan xarumo Police iyo saldhig military oo ku yaalla gobolka ay Muslimiinta leeyihiin ee ku hoosjira gumeysiga Buudhiyiinta.

Mas’uuliyadda weerarkan oo lagu dilay in ka badan 90 ruux waxaa sheegtay ciidamado la magacbaxay “Ciidamada Bad-baadinta Rohingya” oo ka tirsan xarako loo yaqaano Al-Yaqiin oo ah koox Islaami ah oo hubeysan oo sanadkii la soo dhaafay ku dhawaaqday olole dagaaleed ka dhan ah military-ga Burma oo lagu difaacayo Muslimiinta.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhirso Haweeney Kenyaati Ah Oo Dhimatay Kadib Markii Loo Keenay Meydka Wiilkeeda Oo Sarkaal Ahaa.
Next: Dhageyso Xaalada Itoobiya Oo Faraha Kasii Baxday.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 11-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 11-11-1447-Hijri.

April 28, 2026
Maraykanka Iyo Iiraan Oo Cadaadis Lagu Saarayo Inay Gaaraan Heshiis Buuxa.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Iyo Iiraan Oo Cadaadis Lagu Saarayo Inay Gaaraan Heshiis Buuxa.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-11-1447-Hijri

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada