Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Millateriga Suudaan Oo La Wareegay Gacan-ku-haynta Magaalo Istaraatiiji Ah Oo U Dhow Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Millateriga Suudaan Oo La Wareegay Gacan-ku-haynta Magaalo Istaraatiiji Ah Oo U Dhow Itoobiya.

May 11, 2026

Sid ay wararku tibaaxayaan, ciidanka millateriga Suudaan ayaa si rasmiya ugu dhawaaqay inay dib ula wareegeen gacan-ku-haynta magaalada istiraatiijiga ah ee Al-Kayli oo ka tirsan gobolka loo yaqaan An-niilul Azraq ee dhaca koonfurta bari ee waddanka Suudaan.

Sida ay wararku tibaaxayaan, dagaallo culus oo maalmo socday ayaa ka dhacay aaggan, kuwaas oo ay isku fara-saareen ciidamada qalabka sida ee Suudaan iyo maleeshiyaadka Dacmu-Sariic ee gacan-saarka la leh dowladda riddada ee Imaaraadka Carabta.

Magaalada Al-Kayli ayaa 25-kii Abriil ku dhacday gacanta RSF iyo maleeshiyaad kale oo ay isbahaystaan kadib dagaallo xooggan aaggaasi ka dhacy, taas oo loo arkay dib u dhac weyn oo ku yimid ciidamada milateriga Suudaan ee gobolka An-niilul Azraq oo soohdin-beenaad la leh dalka Itoobiya.

Dib-u-qabsashada magaalada ee ciidanka millateriga Suudaan ayaa sidoo kale lagu sifeeyey guul millateri oo muhiim ah, maadaama Al-Kayli ay tahay magaalo istaraatiijiya oo isku xirta xarunta gobolka ee Ad-damaaziin iyo magaalada Kurmuk oo u dhow xuduud-beenaadka Itoobiya.

Ciidamada Suudaan ayaa sheegay in hawlgalkan ay khasaare culus oo dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeedba leh ku gaarsiiyeen maleeshiyaadka RSF iyo kooxaha kale ee la socday, inkasta oo aanay jirin warar sheegashooyinkaasi u xaqiijiyey si madax-bannaan.

Inkastoo ciidanka Suudaan ay guulo sheegteen, haddana koox ay isbahaystaan maleeshiyaadka RSF ayaa dhankooda sheegtay inay la wareegeen dhowr tuulo oo hoostaga degmada Al-Kurmuk, isla markaana ay kusii siqayaan magaalada Qaysaan.

Dagaalladan oo usbuucyadii lasoo dhaafay ka socday gobolka An-niilulul Azraq ayaa saraakiil maxalli ah oo warbaahintu ay soo xigatay sheegeen in dagaalladaasi ay barakiciyeen qiyaastii 30,000 oo rayid ah oo ku noolaa deegaannada ku xeeran aagagga colaadda.

Horumarkan ugu dambeeyay ee ciidamada Suudaan ayaa imaanaya iyadoo gobolka An-niilul Azraq uu si isa soo taraysa u noqday jiidaha dagaalka ee lagu loolamayo, isla markaana dhinac waliba uu sheeganayo in guullo uu ka gaaray dagaalladaasi.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-11-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-Dulqicdah-1447-Hijri

Related Stories

Maleeshiyo Hubeysan Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Marka.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyo Hubeysan Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Marka.

August 24, 2026
Howlgal Sarkaal Ciidan Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Beledweyne.
  • Allposts
  • Warar

Howlgal Sarkaal Ciidan Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Beledweyne.

August 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 24, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada