Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mucaaradka Oo Shaaciyay Inay Qabsan Doonaan Doorasho U Gaar Ah.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka Oo Shaaciyay Inay Qabsan Doonaan Doorasho U Gaar Ah.

February 16, 2025

Shir magaalada Muqdisho ay ku yeesheen madaxda urur siyaasadeedyada mucaaradka ku ah murtad Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa laga soo saaray warsaxaafadeed ka dhan ah qorshaha doorasho ee madaxda kooxda Riddada Soomaaliya.

Urur siyaasadeedyada mucaaradka ayaa warka ay soo saardeen ku muujiyay inay si adag u diidanyihiin nidaamka doorashada ee uu wato madaxa Riddada murtad Gurguurte, waxayna sharci darro ku tilmaameen guddigaasi doorasho ee uu sameystay Gurguurte.

Waxay sidoo kale mucaaradka ku goodiyeen inay qabsan doonaan doorasho iyaga u gaar ah, haddii uusan madaxa dowladda Riddada ka laaban guddiga doorasho ee uu samaystay.

Murtad Xassan Gurguurte ayay ku eedeeyeen in uu awoodda kooxda Riddada isagu isku koobay, isla markaana uusan aqoonsanayn ururada siyaasadda ee kooxda Riddada Soomaaliya.

Waxay sidoo kale mucaaradka sheegeen in hayadaha ammaanka Riddada ay ku dhexmilmeen arrimaha siyaasadda, waxayna madaxda kooxda Riddada ah ku eedeeyeen in hayadahaasi u adeegsadaan arrimo siyaasadeed.

Boobka hantida danta guud iyo barakicinta shacabka ee Muqdisho ka socdo ayay sidoo kale siyaasiyiinta mucaaradku ka hadleen, taasi oo ay sheegeen in uu korkacayo madaxa kooxda Riddada ah, waxay sheegeen in ganacsiga caasimadda uu ka dhaqaaqi waayay baadda xad-dhaaf ah ee dadka rayidka ah lagu soo rogay, kaasoo keenay in suuqa ugu wayn Somalia ee Bakaaraha uu xirmo dhowr maalmood.

Waxay si adag u cambaareeyeen xarig loo gaystay ganacsato Soomaaliyeed oo diiday bixinta lacago baad dheeraad ah oo lagu soo rogay, waxay dhanka kale sheegeen in ganacsatadu la kulmaan cabsi gelin joogta ah oo kaga imaanaysa murtadiinta.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -17-08-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -18-08-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.

September 12, 2026
Dabageed Oo Ka Hor-yimid In Garguurte Uu Markale Guudlaawe Ka Dhigo Madaxweynaha Hirshabelle.
  • Allposts
  • Warar

Dabageed Oo Ka Hor-yimid In Garguurte Uu Markale Guudlaawe Ka Dhigo Madaxweynaha Hirshabelle.

September 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 0-04-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 0-04-1448-Hijri.

September 12, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada