Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Oo Beegsaday 3 Xarun Oo Lagu Iibiyo Daroogada Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Beegsaday 3 Xarun Oo Lagu Iibiyo Daroogada Muqdisho.

February 27, 2023

Iyagoo qayb ka ah howlgallada lagu baacsanayo kooxaha daroogada ka ganacsada iyo kuwa soo geliya Muqdisho ayay ciidamada Mujaahidiintu beegsadeen illaa 3 goobood oo lagu iibinayay daroogada nuucyadeeda kala duwan kuwaasi oo ku wada yiillay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

Xarunta ugu horraysay ee ay Mujaahidiintu beegsadeen waxay ku tiillay isgoyska Fagax waxaana halkaasi lagu iibinayay daroogo kala duwan, waxayna goobtan Mujaahidiintu ku ku khaarajiyeen 3 nin oo isugu jirtay milkiilihii xarunta iyo 2 ka mid ah shaqaalihiisa waxaana ka mid ahaa Cabdi Fitaax oo ahaa milkiilihii goobta Cabdi Majiid Carab iyo Asad oo labaduba ka mid ahaa shaqaalihiisa.

Xarunta 2-aad waxay ku tiillay isgoyska Fagax ee isla degmada Yaaqshiid waxaana goobtan lagu iibinayay daroogada nuucyadeeda kala duwan, waxayna Mujaahidiintu dileen milkiilihii goobta oo magaciisa lagu soo gaabiyay C/llaahi waxay sidoo kale Mujaahidiintu dhaawaceen mid ka mid ah shaqaalihiisa.

Xarunta 3-aad ee ay Mujaahidiintu weerarka la beegsadeen waxay ku tiillay xaafada Siisii ee isla degmada Yaaqshiid goobtan ayay Mujaahidiintu si gaar ah ula beegsadeen howlgal qarax ah.

Xarumaha ku yiillay isgosyska Fagax ee degmada Yaaqshiid waxaa si joogta ah habeen iyo maalinba maandooriyaha daroogada uga qaadi jiray mootooyin fara badan, kuwaasi oo daroogada geyn jiray hoteellada iyo goobaha kale ee lagu tunto.

Howlgalladan gaarka ah markii ay Mujaahidiintu ka fuliyeen isgoyska Fagax waxa uu Allaah qadaray in albaabada la isugu dhufto 12 xarumood oo lagu iibin jiray, laguna keydin jiray daroogada nuucyadeeda kala duwan, kuna yiillay isgoyska Fagax, kuwaasi oo markii ay indhaha saareen maydadka rag ka mid ahaa kuwii hormuudka uga ahaa iibinta daroogada oo lagu dilayo goobtii daroogada ay ku iibinayeen ayey cabsi awgeed iyaguna goobahoodii daroogada isaga xireen kana carareen.

Howlgalladan waxay qayb ka yihiin howlgallada gaarka ah ee ay Mujaahidiintu ku baacsanayaan kooxaha loo caal waayay ee ka ganacsada maandooriyaha daroogada noocyadiisa kala duwan, waana howlgalkii saddexaad oo ka dhan ah kooxahan oo ay ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen magaalada Muqdisho iyo duleedyadeeda, tan iyo markii uu taliska ciidanka Mujaahidiintu ku dhawaaqay howlgal ka dhana dadka daroogada soo geliya caasimadda, xarumaha faaxishada lagu sameeyo, ciyaal weerarada iyo tuugada hubeysan ee dadka dhacda.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Wayaamo Oo Ceelasha Lagu Dhaawacay Iyo Weerar Ka Dhacay Diinsoor.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -07-08-1444-Hijri.

Related Stories

IIraan Oo Sheegtay Inaysan Suuragal Ahayn In Dib Loo Furo Marin_biyoodka Hurmuz.
  • Allposts
  • Warar

IIraan Oo Sheegtay Inaysan Suuragal Ahayn In Dib Loo Furo Marin_biyoodka Hurmuz.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.

April 23, 2026
Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada