Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Oo Weeraro Askar Itoobiyaan Lagu Dilay Ka Fuliyay Baay Iyo Bakool.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Weeraro Askar Itoobiyaan Lagu Dilay Ka Fuliyay Baay Iyo Bakool.

January 9, 2024
Sawir Hore Itoobiyaan Lagu Laayay Bakool

Ciidamo ka tirsan jabhadda mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada Baay waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen saldhigga ciidamada nasaaeada xabashida Itoobiya ay kaga suganyihiin degmada diinsoor, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo askar looga dilay xabashida, inta la xaqiijiyay waxaa weerarkan barakaysan lagu dilay laba askari oo Itoobiyaan ah, waxaa sidoo kale lagu dhaawacay mid kale, kaas oo dhaawiciisa ay goobta ka qaaday diyaarad nooca kuwa Qumaatiga u kaca.

Ciidamada mujaahidiintu waxay weerar kale oo abaabulan ku mireen saldhigga ciidamada xabashida Itoobiya ay ka degganyihiin degmada Qansaxdheere, sidaas oo kale waxay ciidamada mujaahidiintu dagaal culus oo toos ah iyo mid madaafiic ay ku qaadeen xerada ciidamada nasaarada xabashida ay kaga suganyihiin deegaanka Awdiinle ee dhaca duleedka magaalada Baydhaba.

Dhanka Bakool. waxay ciidamada mujaahidiintu dagaal culus oo agaasiman ku qaadeen xerada ciidamada nasaarada xabashidu duullaanka saliibiga ah kaga suganyihiin degmada Xudur, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Dhanka Banaadir, Ciidanka guutada qaraxyada mujaahidiinta Al-shabaab waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal xooggan oo qarax ah ku weerareen fariisin maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga suganyihiin  deegaanka Tabeellaha Sh Ibrahim ee duleedka magaalada Muqdisho, waxay si gaar ah halkaasi fariisin ugu ahayd  murtadiinta qaabilsan la dagaallanka xijaabka sharciga ah iyo niqaabka ay xirtaan haweenka muslimaadka ah,

Sidoo kale faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qarax ah oo saacadihii lasoo dhaafay mujaahidiintu la beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah, gaar ahaan kuwa qaabilsan la dagaallanka xijaabka sharciga ah iyo niqaabka ay xirtaan haweenka muslimaadka ah, qaraxaasi oo si gaar ah kaga dhacay inta u dhaxayso Jubba iyo maana-booliya waxaa Allaah fadligiis ku dhaawacmay saddex askari oo murtadiin ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Muuqaal Cusub Iyo Sida Bulshada Uga Hadleen Heshiiskii Muuse Iyo Abiy.
Next: Daawo Filim Cusub: Gumaysiga Xabashida Iyo Baraarugga Bulshada.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-02-1448-Hijri

July 28, 2026
Afar Qof Oo Ku Dhintay Gaari Ciidan Oo Ku Jiiray Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Afar Qof Oo Ku Dhintay Gaari Ciidan Oo Ku Jiiray Kismaayo.

July 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-02-1448 Hijri.

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada