Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Musveni Oo Shuruudo Adag Ku Xiray Ciidamo Dheeri Oo Uganda Ay Usoo Dirto Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Musveni Oo Shuruudo Adag Ku Xiray Ciidamo Dheeri Oo Uganda Ay Usoo Dirto Soomaaliya.

October 28, 2017

Hoggaamiyaha dowlada Nasaarada Uganda Yuweri Museven ayaa dowladda Mareykanka u sheegay in ciidamo dheeri ah uusan udiri Karin Soomaaliya illaa laga aqbalayo dabka uu udiray waxa loogu yeero beesha caalamka ee maalgelinaya AMISOM.

Museveni ayaa sheegay in dalkiisu uu diyaar u yahay dirista 5,000 Askari oo dheeraad ah si ay Soomaaliya ugula dagaallamaan Xarakada Al Shabaab balse marka hore uu ubaahanyahay lacago malaayiin dollar ah oo ciidamadaas mushaar uqaataan bil walba iyo qalab casri ah oo ay ku dagaallamaan.

“Waxaan diyaar u nahay in Soomaaliya aan udirno ciidamo gaaraya 5,000 oo Askari si ay Argagaxisada Shabaab ula dagaallamaan balse waa in beesha caalamka aan ka helno qarash iyo qabal casri ah oo aan dagaallada u adeegsano” ayuu Musereveni ku yiri Donald Yamamoto kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibada mareykanka uqaabilsan arrimaha Afrika.

Museveni ayaa Mas’uulka mareykanka ah u caddeeyay mowqifkiisa ku saabsan in Nabad laga yagleelo Soomaaliya taasi oo ku dhisan in ciidamo dheeri ah loo diro, Hoggaamiyaha Uganda ayaa umuuqday in dowladaha Afrika ay iska jecelyihiin in lagu maalgeliyo mashruuca Argagaxisada ladirirka Soomaaliya oo aan dhammaad laheyn.

Donald Yamamoto kaaliyaha arrimaha dibadda Mareykanka ee qaarada Afrika Museveni ugama jawaabin in beesha caalamka ay qarash ku bixinayso ciidamo hor leh oo loo diro Soomaaliya balse Ururka Midowga Yurub oo ah maalgeliyaha ugu weyn ee ciidamada AMISOM ayaa sanaddii 2016 go’aamiyay in 20% ladhimo mushaaraadka ku baxa ciidamada shisheeye ee Soomaaliya ku duulay.

Melleteriga Uganda ayaa si xun loogu jebiyay dagaallo ka dhacay gobolka Sh/Hoose ee Koonfurta Soomaaliya, ciidamada Uganda ee qeybta ka ah soo duulayaasha AMISOM waxaa laga saaray magaalooyin dhowr ah sida Janaale iyo Leego waxayna kusoo koobmeen wadada laamiga ah ee xiriirisa Muqdisho iyo Baraawe.

Dhamaan ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ku sugan dagaalka ugu adag waxay ugalaan sidii ay Sahay isugu gudbin lahaayeen degmooyinka ay xoogga ku joogaan, inkastoo taageero dhanka wardoonka iyo cirka ah ka helayaan dowladda Mareykanka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dad Ku Sumoobay Raashiin Ay Cuneen.
Next: Gudoomiyaha Degmada Cadalle Oo Qarax Lagu Dhaawacay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada