Waxa loogu yeero Q.Midoobay ayaa billaawday holwgal duulimaad xagga cirka ah oo ay shaqaalaheeda uga daadguraynayso gudaha dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho.
Sida ay wararku sheegayaan Shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa laga daadgureeyay xerada Xalane ee Muqdisho oo ah saldhigga ugu weyn ee shisheeyaha Soomaaliya kusoo duulay uu ku leeyahay dalka waxaana shaqaalahan saliibiyiinta ubadan loo qaaday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kadib markii si rasmi ah loo soo afjaray hawshii Xafiiska Kumeelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya kaas oo marka magaciisa lasoo gaabiyay loo yaqiinay (UNTMIS).
Sida lagasoo xigtay mas’uuliyiin katirsan xafiiska Q.Midoobay ee wadanka Kenya shaqaalaha ayaa Axaddii lasoo dhaafay lagu daad gureeyay diyaarado ay Qaramada Midoobay kiraysatay kuwaas oo tiro dhowr jeer ah ku degay garoonka diyaaradaha Muqdisho iyagoo isticmaalaya Taawarka gaarka ah ee diblumaasiyiinta Xalane ku hagaan duulimaadyada.
Daadgureyntu waxay timid maalmo kadib markii si rasmi ah loo soo afjaray hawshii UNTMIS, taas oo qayb ka ahayd joogitaanka siyaasadeed ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.
Shaqaalaha UN-ka ee laga daabulay Muqdisho waxaa ladejiyay magaalada Nairobi halkaas oo ay kasii wadi doonaan shaqadii ay ka hayeen Soomaaliya.
Arrintan ayaa kusoo aadaysa xilli qoobgariir dhan walba ah laga dareemayo dhammaan saliibiyiinta iyo murtadiinta ku sugan Muqdisho kuwaas oo ka baqdin qaba in burbur lama filaan ah oo kuyimaad kooxda Ridadda Soomaaliya.
Waxa loogu yeero Q.Midoobay ayaa maamuli jirtay zaadka ciidamada afrikaanta AUSSOM waxayna tiir weyn u aheyd duullaannada saliibiga ah ee lagusoo qaaday shacabka Soomaaliyeed.