Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qulqulka Nasaarada Shaqo Doonka Ah Oo Kusoo Badanaya Magaalada Dhoobley.
  • Allposts
  • Warar

Qulqulka Nasaarada Shaqo Doonka Ah Oo Kusoo Badanaya Magaalada Dhoobley.

May 9, 2024

Nicholas Otieno, waa ganacsade ka mid ah nasaarada Kenya ee usoo shaqo doontay magaalada Dhoobleey. Wuxuu madax ka yahay shirkad ka shaqeysa dhismaha oo hadda ku jirta qandaraas lagu dhisayo dabaq ka kooban saddex biyaano.

Wuxuu magaaladan soo galay sanadkii lasoo dhaafay, wuxuuna ka mid yahay boqolaal Kenyaati ah oo sannadihii lasoo dhaafay kusoo qulqulayey magaalada Dhoobley, oo uu aaminsan yahay in laga helaayo fursado shaqo oo ka wanaagsan kuwa laga helo gudaha dalka Kenya.

Isagoo u waramaya wargeyska the Star ee kasoo baxa dalka Kenya ayuu sheegay inuu halkaan ka sameeyo dhaqaale uu ku maareeyo nolosha qoyskiisa ku sugan gudaha Kenya, wuxuuna ganacsatada iyo xoogsatada Kenyaatiga ah ugu gacan haadinayaa inay yimaadaan Dhoobleey oo ay ka heli karaan shaqooyin furan.

Inta badan shaqooyinka muhiimka ah ee magaalada, waxaa la wareegay nasaarada Kenyatiga ah sida dhismayaasha, waxbarashada, caafimaadka iyo dukaamada.

Bishii Maarso ee lasoo dhaafay ku dhawaad 10 ruux oo Kenyaati ah oo isugu jira ganacsato iyo baadariyaal ayaa lagu dilay magaalada Dhoobleey, kadib howlgal gaar ah oo ay Mujaahidiintu ka fuliyeen magaaladaasi, si loo hor istaago qulqulka nasaarada Kenyaatiga ah ee kusoo xoogeysanaya magaalada.

Walaaca ugu daran ee ay qabaan dadka nasaarada Kenyaatiga ah ee lagu deegaameyey magaalada Dhoobleey ayaa ah bixitaanka ciidamada (ATMIS) ee la filayo dhamaadka sanadkan, waxayna codsanayaan inay dowladooda la timaado qorshe lagu ilaalinayo badqabka magaaladan muhiimka ah ee  noqotay mid ka mid ah ilaha dhaqaale ee ay ku tashtaan Kenyaatiga.

“Waxaan dooneynaa in aysan naga tagin ATMIS iyo ciidamada Kenya, si aan u sii wadno wada shaqeynta inaga wada dhexeysa” sidaas waxaa yiri gudoomiyaha maamulka  ridada ee ay Kenyaatigu ka dhiseen halkaasi.

Bixitaanka iyo joogitaanka ciidamada ATMIS ayaa ah mid aanan ku xirneen militaryga Kenya, balse waxaa go’aankiisa ugu dambeeya laga sugayo midowga Yurub oo ah maalgeliyaha ugu weyn ee howlgalkan, kaas oo sheegay in wixii ka dambeeya Dec 2024 uusan howlgalku heli doonin dhaqaalihii lagu socodsiinayey.

Ku dhawaad 3 bilyan oo dollar ayuu midowga Yurub ku qarash gareeyey duullaanka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2007 balse waxaa imika ka go’an inuu soo afjaro taageeradii uu ku bixinayey duullaanka maadama uu noqday howlgalka madhaleys ah oo xaqiijin waayey ahdaaftii laga lahaa.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -30-10-1445-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -30-10-1445 Hijri.

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast: Waa Kuwee Firqooyinka Baalmaray Ahlu Sunna Wal-jamaaca.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Waa Kuwee Firqooyinka Baalmaray Ahlu Sunna Wal-jamaaca.

July 30, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-02-1448-Hijri.

July 30, 2026
Weeraro Lagu Miray Saldhigyada AUSSOM Iyo Kuwa Gurguurte Ee Sh/dhexe Iyo Baay.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Lagu Miray Saldhigyada AUSSOM Iyo Kuwa Gurguurte Ee Sh/dhexe Iyo Baay.

July 30, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada