Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Safiirka Itoobiya Ee Muqdisho Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Masar Iyo Jaamacadda Carabta.
  • Allposts
  • Warar

Safiirka Itoobiya Ee Muqdisho Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Masar Iyo Jaamacadda Carabta.

September 10, 2025

Suleiman Dedefo oo ah safiirka dawladda saliibiyadda ah ee Itoobiya u fadhiya magaalada Muqdisho ayaa si adag u weeraray ururka Jaamacadda Carabta iyo weliba dawladda Masar oo si weyn uga soo hor-jeedda biyo-xireenka ay Itoobiya ka samaysatay webiga Niil.

Waxa uu tilmaamay in Jaamacadda Carabtu ay shaqo ka dhigatay fulinta siyaasadda Masar ee ka dhanka ah Itoobiya, iyadoo iska hilmaamtay ayuu yiri inay wax u qabtaan shucuubta Carbeed ee la il-daran macaluusha, barakaca iyo xasillooni-darrada.

Ururka Riddada ee Jaamacadda Carabta ayuu gaalkani ku tilmaamay mid u adeega danaha Masar oo kaliya isla markaana ku fashilmay metelaadda dalalka kale ee Carbeed. Waxaanu wax lala yaabo ku tilmaamay hanjabaad ka dhan ah Itoobiya oo uu sheegay inuu kasoo yeeray Jaamacadda Carabta.

Ururka Jaamacadda Carabta oo marar dhowr ah ku cel-celiyay in aan laga faa’iidaysan karin biyo-xireenka Al-Nahda ilaa inta heshiis buuxa laga gaarayo, ayuu safiirku si cad u sheegay in haba yaraatee aanay jirin siyaasad lagu wadaagi karo wax uu ku sheegay hantida biyaha Itoobiya.

“Ma jirto cid Itoobiya ay uga baahantahay fasax, si ay biyahaheeda uga faa’iidaysato, sheekada ah in masiirka Masar gebi ahaan ku dhisan yahay biyaha Niil-kuna waa sheeko madhan oo meelna aan ka jirin…” ayuu yiri safiirka Itoobiya Suleiman Dedefo.

Safiirku waxa uu sidoo kalena ka sanqariyey in dawladda Itoobiya ay weli ku hawlan tahay qorshaynta sidii ay u dhisi lahayd biyo-xireenno kale, taasoo uu ku sifeeyey ajande-qaran oo xaqiiq ah oo loo baahan yahay ayuu yiri in dawladda Masar ay si dhab ah u abqasho.

Hanjabaaddan kasoo yeertay safiirka Itoobiya u fadhiya Muqdisho, ayaa kusoo aadaysa iyadoo maanta oo Talaada ah munaasibad ballaaran oo ka qabsoontay Addis Ababa si rasmiya xariga looga jaray biyo-xireenkan, kaas oo si weyn ay uga soo horjeedaan dowladaha Masar iyo Suudaan.

Biyo-xireenka Al-Nahda ayaa dhismihiisu uu socday ku dhawaad 14 sano, waxaana daah-furkiisa kasoo qayb-galay dawlado badan oo ka kala socda Afrika iyo qaaradaha kale, iyadoo daba-dhilifyada lagu casuumay ee kasoo muuqday madashaasi uu ka mid yahay Murtad Gurguurte oo ah madaxa Kooxda Riddada Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -18-03-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-03-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada