Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Saraakiil Ciidan Iyo Shaqaale Ka Tirsan Kooxda Gurguurte Oo Iska Dhiibay Yurub.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Ciidan Iyo Shaqaale Ka Tirsan Kooxda Gurguurte Oo Iska Dhiibay Yurub.

June 12, 2025

Xilli ay ciidamada mujaahidiinta Al Shabaab taqadum ballaaran ka samayaan qaar kamid ah wilaayaadka dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya oo ay kamid yihiin deegaanno kaabiga ku haya magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayay maleeshiyaad iyo mas’uuliyiin katirsan murtadiinta dalka isaga cararayaan.

Warbixinno soo baxay ayaa sheegaya in kumanaan askar iyo saraakiil ah ay dalka Soomaaliya isaga carareen iyagoo iska dhiibay dalalka qaaradda Yurub halkaas oo ay ka raadiyaan nolol qaxootinimo ah.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in 3000 oo katirsanaa shaqaalaha kooxda Riddada kuwaas oo isugu jiray rayid iyo saraakiil ciidan ay utahriibeen dalalka dibadda halka qaarkood ay isdhiibeen iyagoo adeegsanaya Baasaboorro Diblumaasi ah.

Sida ay muujinayaan xogo soo baxay shaqaalahan oo adeegsanayay Baasaboorro ayaa badankood iska dhiibay dalalka Yurub sida Talyaaniga,Ayrland,Swizerland iyo Jarmalka, saraakiil katirsanaa wasaaradaha arrimaha dibadda,shaqaalaha iyo caafimaadka kooxda Riddada ayaa la xaqiijiyay in ay megengelyo siyaasadeed weydiisteen dalal ay booqanayeen.

Saraakiil ciidan iyo boqolaal askari ayaa iyana qaab tahriib ah u aaday Yurub iyagoo sii maraya dalalka Liibiya,Niger kadibna doomo ka raacaya xeebaha Aljazaa’ir, qaar kamid ah saraakiisha murtadiinta ee dibadda ucararay ayaa ehelladooda usheegay in ay ka baqayaan weerarada Shabaabul Mujaahidiin islamarkaana ay ka quusteen xukuumaddii ay ushaqeynayeen.

Kumanaan askar iyo saraakiil ah oo sedaxdii bilood ee lasoo dhaafay isaga firxanayay furimaha dagaalka ayaa la sheegay in ay hubka iska dhigeen ayna utahriibeen dalka dibaddiisa arrinkan oo ah calaamad muujinaysa suuragalnimada burbur soo wajaha xukuumadda taakta daran ee uu madaxda ka yahay Xasan Gurguurte.

Fadeexaddii ugu dambeysay waxaa lagasoo calaamadeeyay dalka Swizerland kadib markii ay isdhiibeen inta badan wafdi ka socday wasaaradda shaqada iyo dhaqaalaha kooxda Riddada kuwaas oo ka qeyb geli lahaa shir ka dhacayay magaalada Jineefa.

Ninyad jabka ugu daran ayaa maleeshiyaadka murtadiinta soo gaaray markii ay jeneraalladii ugu sarraysay ciidanka Ridada ay ka baxsadeen furimaha dagaalka sida Odawaa Yuusuf Raage iyo Shuute kuwaas oo iyagoo kumanaan maleeshiyaad ah hoggaaminaya ka cararay degmada Aadan Yabaal ee Sh/dhexe.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 17 aad)
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -16-12-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026
Maali Oo Xaqiijisay In La Dilay Wasiirkeeda Difaaca Iyo Weeraro Horleh Oo Maanta Dhacay.
  • Allposts
  • Warar

Maali Oo Xaqiijisay In La Dilay Wasiirkeeda Difaaca Iyo Weeraro Horleh Oo Maanta Dhacay.

April 26, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -09-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -09-11-1447 Hijri.

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada