Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Saraakiil ka tirsan Ciidamada Kenya Oo Ku Dagaallamay Gobolka Xeebta Ah.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Kenya Oo Ku Dagaallamay Gobolka Xeebta Ah.

April 28, 2024

Saraakiil ciidan oo ka kala tirsan ciidanka difaaca Kenya ee loo yaqaan (KDF)-ta iyo kuwa booliska ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku dagaallamay qaybo ka mid ah magaalada Mombasa ee gobolka xeebta ah ee Kenya.

Wargayska “the Star” ee kasoo baxa dalkaasi oo soo xiganaya ilo wareedyo ciidan, ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan ciidanka millatariga Kenya ee KDF ay weerar ku qaadeen saraakiil kale oo ka tirsan Booliska Kenya oo ku sugnaa kanaalka Likoni ee magaalada Mombasa.

Muuqaal uu helay wargeyska, ayaa muujinayay sarkaal ka tirsan ciidanka KDF oo dharbaaxaya askar ilaalo ah, kadibna kusii dhaqaaqaya dhanka sarkaal sare oo ka tirsan Booliska Kenya, kaasi oo isku dayay in uu soo dhex galo dagaalka, waxaana sarkaalka booliska la socday saaxiibadiis oo hubeysnaa.

Sarkaalka ka tirsan ciidanka KDF, ayaa ku baxay oo weeraray sarkaalka kale ee ka tirsan Booliska, waxaana dagaalka markii dambe ku biiray saraakiil kale oo ka tirsan booliska Kenya oo la socday sarkaalka weerarka la kulmay, sida uu wargaysku sheegay.

Ilo wareedyo goobta ku sugan ayaa warbaahinta maxalliga ah u xaqiijiyay in goobta uu weerarka ku dhexmaray saraakiisha millatariga iyo kuwa Booliska Kenya laga qaaday dhaawacyada laba askari oo boolis ah.

Wargayska The Star ayaa sheegay in saraakiisha difaaca Kenya ee KDF-ta loo yaqaan ay ku sii jeeday saldhigga ciidamada badda ee Mtongwe markii uu iska hor’imaadku dhacayay.

Taliska KDF ayaa bayaan kasoo saaray gacan ka hadalka dhexmaray ciidanka millatariga iyo kuwa booliska. kaddib markii uu faafay muuqaalka, waxay KDF sheegeen inay billaabeen baaritaannada dhacdada, waana dhacdadii 2-aad oo isku dhac ah oo bishan gudaheeda laga soo tabiyo Kenya, kuwaas oo dhexmara ciidanka booliska iyo kuwa millatariga Kenya.

Laba toddobaad ka hor, Booliska Kenya ee ka howlgala saldhigga magaalada Lodwar ayaa xabsiga u taxaabay askar ka tirsan ciiddanka Kenya oo la sheegay inay dhirbaaxo ku dhufteen, kaddibna hub ka dhigis ku sameeyeen ciidamo ka tirsan kuwa booliska oo ku sugnaa bar Kaantarool, kadib markii ay booliska ka daaheen inay birta ka qaadaan Kaantaroolka waddada kuyaal.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -19-10-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -19-10-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada