Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sarkaal Ka Tirsan Liyuu Booliska Oo Gabar Muslimad Ah Ku Jirdilay Jigjiga.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Ka Tirsan Liyuu Booliska Oo Gabar Muslimad Ah Ku Jirdilay Jigjiga.

December 4, 2023

Sarkaal ka tirsan maleeshiyaadka Liyuu Booliska ee dabadhilifyada u ah dowladda xabashida Itoobiya, ayaa jirdil iyo carig isugu daray gabar muslimad ah oo ku dhaqan degmada Jigjiga ee xarunta dhulka Soomaali galbeed.

Gabadha ay jirdilka iyo xabsiga isugu dareen maleeshiyaad uu wato sarkaal ashahaada la dirir ah oo lagu magacaabo Cabdi Dhimbil Simad oo ka tirsan saraakiisha maamulkaasi, ayaa sheegtay in iyadoo adeeg u doonanaysay meel aan ka fogayn gurigooda, ay dhex u galeen sarkaalkaasi iyo maleeshiyaad uu wato, kaddibna ay handadeen.

Handadaadda kaddib  ayay sheegtay in sarkaalkaas uu kula kacay jirdil xooggan iyo tacaddi aad u daran, waxay sidoo kale sheegtay in sarkaalkaas iyo maleeshiyaadka  uu wato ay u gafeen diinta islaamka.

Waxay sidoo kale sheegtay in maleeshiyaadka Liyuu Booliska ay jirdil kale oo daran u gaysteen laba qof oo rayida, kuwaas oo isku dayay inay hor istaagaan tacaddiga ka dhanka ah iyada.

Halkan Ka Dhagayso Codka Gabadha Jirdilka Lagula Kacay.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2023/12/Gabadha-La-Jirdilay.mp3

Halkan Ka Dhagayso Codadka Ragga Jirdilka Loo Gaystay Iyo Ehellada.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2023/12/Ragga-Kale-Ee-La-Jirdilay-Iyo-Ehellada.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -20-05-1445-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -20-05-1445 Hijri.

Related Stories

Maxay Salka Ku Haysaa Wareejinta Itoobiyaanka Ee Buurhakaba? [WARBIXIN]
  • Allposts
  • Warar

Maxay Salka Ku Haysaa Wareejinta Itoobiyaanka Ee Buurhakaba? [WARBIXIN]

August 15, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1448-Hijri

August 15, 2026
Maamulka ‘Puntland’ Oo Dambiileyaal Ku Tilmaamay Maleeshiyo U Galay Dhanka ‘Galmudug’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka ‘Puntland’ Oo Dambiileyaal Ku Tilmaamay Maleeshiyo U Galay Dhanka ‘Galmudug’.

August 15, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada