Howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen inta u dhaxayso degmada Xarardheere iyo deegaanka Ceelhuur, ayaa lala eegtay maleeshiyaad murtadiin ah oo halkaasi marayay, waxaana ku dhintay qaraxaasi sarkaal Miina-baar ah oo ka tirsanaa murtadiinta.
Dhanka kale, ciidankaa Mujaahidiintu waxay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen saldhigga maleeshiyada Riddada ee degmada Waajid, waxaana dhawaqa hubka kala duwan ee dagaaalka la isku adeegsanayay laga mqlay xaafadaha magaaaladaasi.