Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sarkaal Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Qiray In Mujaahidiintu Dib U Qabsadeen Dhul Ballaaran.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Qiray In Mujaahidiintu Dib U Qabsadeen Dhul Ballaaran.

May 2, 2025

Mid ka mid ah xildhibaannada golaha dawaaqiidda Kooxda Riddada Soomaaliya marna kamid ahaa xubnaha sida aadka ah ugu dhow Xasan Gurguurte ayaa shir saxaafadeed uu qabtay ku shaaciyay in maleeshiyaadka riddada lagu jebiyay dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobollada dhexe ee dalka.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa soo bandhigay fashilka melleteri iyo midka siyaasadeed ee ay dhax muquuranayso kooxda Riddada ee uu madaxda ka yahay Xasan Sheekh Maxamuud.

Ugu horrayn wuxuu soo hadal qaaday dagaalkii degmada Aadan Yabaal ay mujaahidiintu kula wareegeen oo uu ku sifeeyay haziimo weyn oo soo gaartay kooxda Riddada.

Cabdiraxmaan C.shakuur ayaa ku nuux nuuxsaday in intabadan kooxda Riddada ay khasaarisay dhulkii ay ku qabsatay xamladii uu Xasan Gurguurte ku iclaamiyay wilaayaatka islaamiga sanadii 2022 islamarkaana xarakada shabaabul Mujaahidiin ay dib usoo ceshatay dhulkii uu horay cadowgu ula wareegay.

Sababaha ay ujabeen maleeshiyaadka murtadiinta ayuu ku qeexay in waqtiga dagaalka uu ku dheeraaday islamarkaana uu Murtad Xasan Gurguurte furimaha dagaalka xaabo uga dhigay maleeshiyaad aan tababar fiican laheyn mujaahidiintuna ay cadowga ku dhiig bixiyeen weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah.

Xildhibaankan katirsan golaha dawaaqiidda ayaa ku cataabay in maleeshiyaadka kooxda Riddada ay dhan walba ka daciifeen sedaxdii sano ee ay duullaanka wadeen isagoo carrabaabay in hab dhismeedka ciidanka uu kala daatay xataa ay lumiyeen isku xirnaantii dhaxdooda ka jirtay.

Siyaasigan dabadhilifka ah ayaa Xasan Gurguurte ku eedeeyay in uu ku fashilmay hoggaaminta kooxda riddada islamarkaana saaxada dagaalka laga dareemay isbedello waaweyn,wuxuu ku cataabay in istaatiijiyadda mujaahidiinta ee dagaallada ay noqotay mid najaxday markii ay heshiisiiyeen beelihii colaaddu udhaxaysay ee ku dhaqnaa deegaannada cadowgu maamulo kadibna ay hanteen taageerada bulshada arrinkaas oo usahalay in ay wiiqaan cadogwga.

Mar uu soo hadal qaaday guuldarradii weyneed ee murtadiinta ka raacday macrakadii Aadan Yabaal ayuu wax laga naxo ku sifeeyay in ciidamada murtadiinta ay masaafo aad udheer umaraan Muqdisho iyagoo baqa carar ah.

Caddeymahan uu bixiyay siyaasigan katirsan baarlamaanka daaquudka ayaa kusoo aadaya xilli mujaahidiintu ay laba bilood gudahood kula wareegeen degmooyin iyo deegaanno dhaca wilaayaatka Shabeellaha dhexe,shabeellaha hoose iyo Hiiraan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-11-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -04-11-1446-Hijri.

Related Stories

Maamulka Deni Oo Go’aan Kasoo Saaray Maleeshiyo Kooxda Gurguurte Ka Abaabulayso Gudaha Degaannadeeda.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Go’aan Kasoo Saaray Maleeshiyo Kooxda Gurguurte Ka Abaabulayso Gudaha Degaannadeeda.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-Dulxijah-1447-Hijri

June 11, 2026
Ciidanka Itoobiya Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Weeraray Baay, Sh/hoose Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Itoobiya Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Weeraray Baay, Sh/hoose Iyo Gedo.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada