Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sarkaal Ku Dhawaacmay Howlgallada Mujaahidiinta Oo Ku Dayacan Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Ku Dhawaacmay Howlgallada Mujaahidiinta Oo Ku Dayacan Muqdisho.

May 30, 2024

Sarkaalkan oo magaciisa ku sheegay Maxamuud Daahir Qamaan, ayaa ah xidigle ka tirsan maleeshiyaadka maamul goboleedka ashahaada la dirirka ee Jubbaland, laba sano ka hor ayuu sheegay inuu kusoo dhaawacmay howlgal ciidan oo mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka magaalada Kismaayo.

Sarkaalkan oo muddo 18 sano u dagaallamayay murtadiinta ayaa sheegay in hadda uu ku dayacan yahay guri kuyaal magaalada caasimada ah ee Muqdisho, maamulkii uu u dhaawacmay ayuu tilmaamay in iskaba daa inay daryeel caafimaad u fidiyeene ay ugu war dambeysay markii uu dhaawaca kasoo gaaray xabadda mujaahidiinta.

Wuxuu sheegay in uu ka mid ahaa saraakiishii nasaarada xabashida Itoobiya kusoo hoggaamisay Muqdisho, xilligaas oo uu ahaa sarkaal taliye koox ah, sannado ka dib na uu u wareegay dhanka maamul goboleedka Riddada Jubbaland.

14-kii January 2022-kii ayuu sheegay in uu ku dhaawacmay weerar mujaahidiintu ku qaadeen deegaanka Singalleer ee duleedka magaalada Kisamaayo, isaga oo ka tirsan guutad 2-aad ururka labaad ee ciidanka Riddada Jubbaland.

Maalin kaddib weerarkii Singaleer ee uu ku dhaawacmay ayuu sarkaalkan sheegay in ehelkiisu usoo qaadeen Muqdisho, madaxda maamulkiisana ay uga dhaqaaqeen halkii uu ku dhaawacmay, dhaawaciisa oo xoogan ayuu sheegay in dalka wax looga qaban waayay, isagoo sii hadlayay ayuu sheegay in tan iyo maalintii uu dhaawaca soo gaaray uusan wax wicitaan ah ka helin madaxda Riddada iyo kuwa maamulka Jubbaland.

Saraakiisha iyo maleeshiyaadka murtadiinta ee ku dhaawacmay howlgallada ciidan ee mujaahidiintu ka wadaan gobollada dalka, ayaa inta badan warbaahinta kasoo muuqda iyaga oo cabasho ka ah madaxdooda, kuwaas oo si isku mid ah u sheega in looga dhaqaaqo halka ay ku dhaawacmaan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-11-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -22-11-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 18-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 18-Safar-1448-Hijri.

July 31, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 17-02-1448H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 17-02-1448H.

July 31, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 17-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 17-Safar-1448-Hijri.

July 31, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada