Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Senate-ka Maraykanka Oo Soo Bandhigay Xeer Lagu Xannibayo Maal-gelinta AUSSOM Iyo Danab.
  • Allposts
  • Warar

Senate-ka Maraykanka Oo Soo Bandhigay Xeer Lagu Xannibayo Maal-gelinta AUSSOM Iyo Danab.

June 3, 2025

Waxaa mar kale mugdi sii galay dhaqaalo la’aantii ku habsatay ciidamada midowga Afrika ee duullaanka saliibiga ah kusoo qaaday dalka Soomaaliya, kadib markii aqalka sare ee baarlamaanka Maraykanku uu soo jeediyey hindise lagu xannibaayo lacagahii uu Maraykanku ku bixin jiray hawl-galka AUSSOM iyo weliba calooshood-u-shaqaystayaasha Danab.

Xildhibaanno uu hor-kacayo Guddoomiyaha Guddiga Xiriirka Dibadda ee aqalka sare ee baarlamaanka Mareykanka, ayaa maalinnimadii shalay soo bandhigay hindise lagu xannibaayo maal-gelintii ay dawladda saliibiyada Maraykanku la barbar-taagnaan jirtay calooshood-u-shaqaystayaasha Afrikaanta AUSSOM iyo weliba maleeshiyaadka ay ku adeegtaan ee Danab.

Hindisahan ayaa lagu sheegay in looga gol-leeyahay sidii loo ilaalin lahaa lacagaha cashuur-bixiyeyaasha Maraykanka, isla markaana loola xisaabtami lahaa waxa loogu yeero Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ee duullaanka ka wada dalka Soomaaliya, sida lagu baahiyey Mareegta rasmiga ah ee Guddiga Xiriirka Dibadda ee Aqalka Sare ee Mareykanka.

Senator Jim Risch oo ah guddoomiyaha guddida Xiriirka Dibadda ee Senate-ka Mareykanka ayaa si cad oo aan leex-leexad lahayn u sheegay in mar dambe aanay ogolaanayn inay ku kaliyeystaan culayskii muddada badan saarnaa ee maal-gelinta hawl-galka midowga Afrika ee Soomaaliya. Waxaanu yiri isagoo arrintan ka hadlaya:

“Qaramada Midoobay iyo saaxiibbadeenna Yurub waxay isku dayayaan inay ka dhuuntaan waajibaadkooda maaliyadeed ee taageerada Midowga Afrika ee hawlgalka AUSSOM, iyaga oo doonaya in loo beddelo hannaan maalgelin cusub oo aan sinnayn, taasoo culayska saaraysa Mareykanka. mana ogolaan karno taas.”

Guddoomiyahu waxa uu intaas raaciyey in hindisahani yahay mid mamnuucaya in Mareykanku bixiyo wax maal-gelin ah oo loo maro hannaankan cusub, si looga fogaado ayuu yiri in Mareykanka si joogto ah loogu qasbo inuu maal-geliyo nidaam aan shaqaynayn.

Senator Ted Cruz oo sidoo kale ka mida xildhibaannada hindisan soo jeediyey ayaa xaqiijiyey in xeerkani uu yahay mid ilaalinaya lacagaha canshuur-bixiyeyaasha Maraykanka, kana hor-tagaya in lacagahaasi loo adeegsado si aan u adeegayn danaha ammaanka Maraykanka. Isagoo ku baaqay in sida ugu dhakhsaha badan loo meel-mariyo hindisahaasi.

Guddiga Aqalka Senate-ka Mareykanka u qaabilsan Arrimaha dibadda waxay bartooda X, ku sheegeen in taageeradii uu Maraykanku siin jiray maleeshiyaadka Danab, uu joojiyey kadib markii kooxda riddadu ay musuqmaasuqday raashin iyo sahay loo waday calooshood-u-shaqaystayaasha Danab. Waxaanay hoosta ka xariiqeen in mar dambe aanay ogolaan doonin in lacagta Canshuur bixiyeyaasha Mareykanka lagu sii maal-geliyo musuqmaasuq.

Senator Rick Scott oo isna ka mida xubnaha ugu cad-cad ee hormoodka ka ah xeerkan lagu xannibayo maal-gelinta calooshood-u-shaqaystayaasha AUSSOM ayaa yiri: “Mareykanku ma ogolaanayo in lacagaha canshuur-bixiyeyaashiisu ay ku baaba’aan gacanta Qaramada Midoobay iyadoo saaxiibbadeennu ay diidayaan in aanay bixin waajibaadkooda maaliyadeed”.

Sidoo kale xildhibaankani waxa uu ka dhawaajiyey in la musuqmaasuqay lacagahii lagu bixin jiray hawl-galka midowga Afrika ee Soomaaliya. Isagoo xusay inuu aad ugu faraxsan yahay in qayb uu ka yahay xildhibaannada soo gudbiyey xeerkan lagu soo afjarayo maal-gelintaasi.

Qorshahan cusub ee uu soo bandhigay golaha senate-ka Maraykanka ayaa xididdada usii siibaya dhaqaale la’aantii ay horeyba ula tiicayeen isbahaysiga kuffaarta afrikaanta AUSSOM, Waxaanu kusoo aadayaa xilli calooshood-u-shaqaystaasha iyo daba-dhilifyadoodu ay bilaabeen inay ka insixaabaan furimaha dagaalka, mujaahidiintuna dardar xooggan geliyeen hawl-galladooda, raayada tawxiidkana ay ka taageen dhul aad u ballaaran.

Si aad u hesho wararkeenna booqo oo ku xirnow barteenna Telegram-ka.

https://t.me/+tAMlwk4-uOg1NDc0

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -07-12-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-12-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada