Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal Kula Wareegay Masagawaay Iyo 9 Askari Oo Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal Kula Wareegay Masagawaay Iyo 9 Askari Oo Lagu Dilay.

January 25, 2025

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxay saaka oo Sabti ah dagaallo ku kala ekeeyeen saldhigyo ciidan oo ku kala yaal deegaanka Masagawaay iyo degmada Baydhaba ee wilaayaadka Galgaduud iyo Baay, halkaas oo dagaal kaddib ay gacanta ku dhigeen ciidamada mujaahidiintu.

Weerarka koowaad waxaa fuliyay ciidamada mujaahidiinta ka howlgala wilaayada islaamiga ee Galgaduud, waxayna dagaalkaasi kula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Masagawaay ee ka tirsan wilaayada Galgaduud, halkaasi oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan murtadiinta, weerarka waxaa lagu dilay sagaal askari halka sidoo kalena lagu dhaawacay 11 kale.

Sidoo kale, waxya ciidamada mujaahidiinta dagaalkaasi kusoo qaniimeysteen hub, rasaas, iyo saanad ciidan oo kala duwan, waxay sidoo kale mujaahidiintu soo qaniimeysteen dhowr Matoor, iyo Moto Fekon-ah, waxaana dagaalkaasi lagu gubay gaari Booyad ah.

Weerarka 2-aad oo ahaa dagaal toos ah waxaa fuliyay ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala Baay, waxayna saaka dagaal kula wareegeen xerada maleeshiyaadka murtadiinta xaafadda Buulo-jameeco ee magaalada Baydhaba, waxaa halkaas ku dhaawacmay ilaa shan murtad oo uu ku jiro sarkaal lagu magacaabo Fargen oo ah taliyaha xerada.

Sidoo kale ciidamada mujaahidiintu waxay dagaalkaasi ku qaniimeysteen qori AK47 ah, sidoo kale waxay ciidamo ka tirsan mujaahidiintu weerareen xerada maleeshiyaadka murtadiinta ee Mayafuulka ee isla magaalada Baydhaba.

Dhanka Gedona, waxay ciidamada mujaahidiintu qarax culus ku weerareen guri ay dagganaayeen maleeshiyaadka Riddada Booliska ee ku sugan magaalada Beled-xaawo, dhanka kale waxaa faahfaahin laga helay qaraxii ka dhacay degmada Beled-xaawo ee masuuliyiinta murtadiinta ah lagu dhaawacay.

Qaraxaasi oo ahaa mid abaabulan waxaa Allah fadligiis ku dhintay 2 askari oo murtadiin ah oo lagu kala magacaabi jiray Cabdicaziiz Sheekow iyo Guhaad Madaxey, halka sidoo kale tirada murtadiinta ee ku dhaawacantay qaraxaasi ay gaareen 8 askari oo ay ku jiraan guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Beledxaawo murtadka lagu magacaabo Cabdifataax Nuur Mataan oo sidoo kale ahaa xildhibaan hore, guddoomiye ku xigeenka labaad oo isagana lagu magacaabo Cabdullaahi Cabdi Aadan iyo hanti dhowraha muradiinta ee degmadaasi.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 25-07-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -25-07-1446-Hijri.

Related Stories

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.

April 23, 2026
Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.
  • Allposts
  • Warar

Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada